Maxamed Bixi Yoonis: UCID Presidential candidate

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

caadani90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 836
Joined: Mon Nov 17, 2014 7:37 pm
Location: Hawada Sare

Maxamed Bixi Yoonis: UCID Presidential candidate

Post by caadani90 »

Hargeysa (BGM) hogaamiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa la sheegay inuu qorsheeyay sidii uu meesha uga saari lahaa musharaxa madaxwaynaha xisbiga ucid jamaal cali xuseen isagoo faysal ku badalaya maxamed biixi yoonis wasiirka khaarajiga somaliland

maxamed biixi yoonis

warkan oo Baligubadlemedia ka heshay ilowareedyo ka agdhaw xisbiga ucid ayaa intaas ku daraya in mudooyinkii u danbeeyay faysla & jamaal midba midka kale la doonayay shirqool siyaasadeed iyadoo jamaal doonayay inuu faysal shirqool ugu dhigo si uu meesha uga saaro waxaanu si jamaal taas uga midho dhaliyo heshiis kula galay madasha wadatashiga siyaasiyiin ka tirsan sidii ay ula shirqooli lahaayeen faysal balse faysal oo laftarkiisu shirqool culus u dhigay jamaal ayaa u eg inuu ka guulaysanayo jamaal & shirqoolka uu ku fooganaaba

waxaanu faysal si uu arintaas uga midho dhaliyo heshiis la galay wasiirka arrimaha dibadda somaliland maxamed biixi yoonis oo uu kula heshiiyay inuu booska jamaal ku badali doono inkastoo aan si rasmiya loo hayn heshiiska rasmiga ah ee dhexmaray faysal & maxamed biixi hadana ilowareedyada aanu helaynaa waxay sheegeen in heshiiska faysal la saxeexday maxamed biixi
Image

http://baligubadlemedia.com/2014/12/hog ... xi-yoonis/
If Faysal manages to do this it will result in a seismic shift in Somaliland politics, completely changing the landscape of the next election and highlight Faysal's maturing into ones of the shrewdest Somali politicians. The effects:

Faysal knows full well that UCID will not win the next election with Jamal as the candidate, reason for this is that despite all the hoohaa the major arm of HA (Sacaad Muuse) will fall in line behind Kulmiye in the next election, because if they do then they will have full support in 5 years time from the Kulmiye alliance. Choosing Bixi Yoonis as the UCID candidate would give SM a choice: Wait 5 more years for a candidate or vote for your man today... I think, with that choice, Sacad Muuse unite behind UCID. Also Maxamed Bixi Yoonis is a great candidate, with an excellent track record.

If he does this then Faysal would have completely outsmarted both Silanyo and Cirro and prove himself to be a heavyweight.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Maxamed Bixi Yoonis: UCID Presidential candidate

Post by Togdeer »

Wait, so faisal is trying to get the somalilnd foreign minister to become the presidential candidate for his party UCID?
What happened to Jamal Ali Hussein?
And has Bixi Yoonis joined UCID or is it just a rumour?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”