"Maamulka Puntland iyadoo tix’galineysa islamarkaana qadarineysa deganaanshaha dalka iyo siyaasadda soomaaliya waxay marwalbana taageereysaa qorshe walba oo ummada Soomaaliyeed uga baxayso jaahwareerka, sidaasi daraadeed waxay Puntland si buuxda usoo dhaweyneysaa magacaabida Reysul’waaraha cusub ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/shiid Cali Sharmaarke."

http://www.hiiraan.com/news/2014/Dec/wa ... -89387.htm






