Axmed Madoobe: We need more AMISOM soldiers in JL !

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Axmed Madoobe: We need more AMISOM soldiers in JL !

Post by GIJaamac »

“Waxaa la lee yahay ciidamo ka socdo Kenya iyo Itoobiya ayaa lagu soo bedelayaa Ciidamada Sierra Leone, laakiin hawshaasi waa mid u taalla qolada Midowga Afrika.” Ayuu yiri Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Axmed Madoobe, ayaa markale yiri “Midowga Afrika ayaan uga fadhinaa ciidamadii bedeli lahaa Ciidanka Sierra Leone, waan uga mahadcelineynaa Midowga Afrika taageeradooda dalka.”

http://universalsomalitv.net/infusions/ ... st?id=5296
These people have no shame at all nacalaa dhalee :pacspit:

Image
User avatar
Libix
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 976
Joined: Tue Oct 28, 2014 9:31 am

Re: Axmed Madoobe: We need more AMISOM soldiers in JL !

Post by Libix »

yes wa calool xumo laakin adinkaa isku talin wayay marka jareer uraayo inuu idin taliyo waa uqalantaane shib dheh bal.
RedPanther
Posts: 227
Joined: Wed Dec 03, 2014 3:48 pm
Location: Bilbao, Basque Country

Re: Axmed Madoobe: We need more AMISOM soldiers in JL !

Post by RedPanther »

GIJaamac wrote:
“Waxaa la lee yahay ciidamo ka socdo Kenya iyo Itoobiya ayaa lagu soo bedelayaa Ciidamada Sierra Leone, laakiin hawshaasi waa mid u taalla qolada Midowga Afrika.” Ayuu yiri Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Axmed Madoobe, ayaa markale yiri “Midowga Afrika ayaan uga fadhinaa ciidamadii bedeli lahaa Ciidanka Sierra Leone, waan uga mahadcelineynaa Midowga Afrika taageeradooda dalka.”

http://universalsomalitv.net/infusions/ ... st?id=5296
These people have no shame at all nacalaa dhalee :pacspit:

Image
So ironic considering your community give their daughters happily to Ugandans.
User avatar
Gabre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1642
Joined: Sun Jun 23, 2013 10:52 am
Location: Shores of Eretz Ogadenia, making aliyah
Contact:

Re: Axmed Madoobe: We need more AMISOM soldiers in JL !

Post by Gabre »

Old news, Mujaahid Madoobe xafidhuhullah was in Addis Ababa last week meeting with FM Tedros Adhanom G/yesus and Ethiopian generals. They reached a deal that ENDF troops would be sent to Kilil Jubba to replace the departing Sierra Leonean troops. ENDF, say what you will about them, are effective. When they joined AMISOM Feb 2014 they quickly turned the tide against Al-Shabaab in central sectors in a way no other troop-contributing country has. With their long experience in the south inshallah we shall see the same gains in Jubbaland. I want to be able to visit my dacha in deep Jubbaland by 2016 without getting beheaded by Ali Baba & crew. If it takes shaytaan to get there, I will call for his garab. Guul AUP-FSDR :up:
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: Axmed Madoobe: We need more AMISOM soldiers in JL !

Post by LobsterUnit »

Madoobe owes his life to the usa and ethiopia.they could have sent him to guantanamo bay secret dungeons but he agreed to become a cia spy warlord and successfully started a war between hisbul islam and alshabab.
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Axmed Madoobe: We need more AMISOM soldiers in JL !

Post by GIJaamac »

Redpanther

What girls ? Are you mistaking your people for us ?

gabre

Xabashis just like other AMISOM countries are not in Somalia to defeat al-shabaab. They are there to enjoy the status quo for their own interests.
Just 2 days ago xabashis left Wabxo village voluntarily, so al- shabaab just returned to the village as usual.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Axmed Madoobe: We need more AMISOM soldiers in JL !

Post by XimanJaale »

Shame to all Somalis that serve Ethiopia, Kenya and Uganda. Regardless of the clan they hail from. Let it be the donkey Culusoow or Ahmed Madoobe or Shariff Sakiin.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Axmed Madoobe: We need more AMISOM soldiers in JL !

Post by theyuusuf143 »

Hadaan ahaan lahaa axmed madoobe sidan baan yeeli lahaa. Talo iidoor laguma jabo iga gunta !

1. Wax alaale wixii ogaadeen qori wataba qaramee, hana quutaan hadba intii taagta iyo tamarta maamulku saamaxdo.
2. kasbashada wixii aan daarood ahayn ee gobolka degan waa shaqada ugu culus. Muhiim maaha in la wada qanciyaa laakiin waxa muhiimha hadba intooda ugu tugtugta roon inaad qaadatid anaaba og inta kale yagaa karbaashayee.
3. Meel eelay ogaden wacdi ka dhegaysanyo mareexaan iyo majeerteen muran uma yaal khasab haku dabo tukadaan wadaadka hadii kale yaa waylak wixii ka dhaca yagaa ka masuula.

4. Ciidamada shisheeye haka baxaan jubalandhi,
5. Markay baxaan shidheeyuhu, alshabaab vs qabyaalad hala dhaanteeyo hadii qabyaaladu guulaysato jubalandhi duushay hadii kalena sheekhu cumaamadiisii raaskaanbooni dib haw feeraysto WAALII jubalandhi fii dawlatu islam halaysugu biyo shubto way dhaantaa akuuno mataato iyo afqushaashle ka amar qaadee.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”