Page 1 of 4

Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 7:42 am
by Bella18
Image

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:09 am
by Twist
I am subscribed to Liibaan Jama's (Liibaan Studio, the uploader on YouTube) YouTube channel and saw this video when it was first uploaded couple of hours ago but felt weird and uncomfortable to post it here. I knew someone was gonna post it sooner (sorry that it's you, Bella lol) and I can't wait to see when Cabdi Good will see this and what he's gonna say about it. :lol:

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:14 am
by GAMES
That was very awkward to watch.

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:17 am
by YummyMummy
Image

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:20 am
by Bella18
Twist lol heer waxaad maraysaa inaad qiyaastid waxaan soo wado Illaaheey amarkis Image
GAMER wrote:That was very awkward to watch.
How is this awkward when you flash your BEEP in a room full of guys?
Do explain yourself Image

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:23 am
by YummyMummy
^ :lol: Tinychat waa lagu dhintey. Why would someone do that?! :Heh:

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:25 am
by Lamagoodle
War waa naxay ninka naaska leh?

Waxaan ma biceps-ka iyo six-pack-ka la sheegaa?

Ragga naasaha leh waxaa loo yaqaanaa nimow naagow?

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:28 am
by GAMES
JaalleMarx wrote:War waa naxay ninka naaska leh?

Waxaan ma biceps-ka iyo six-pack-ka la sheegaa?

Ragga naasaha leh waxaa loo yaqaanaa nimow naagow?
Steroids sxb. Casriga Cusub soo dhawee.

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:29 am
by Twist
Bellisimo, I knew someone would (in fact, I thought Menace was gonna do it) but unfortunately adigaa dabinka ku dhacay! :lol:

PS: Aniga waxaanba la yaabnahay studio-ha iyo qofka ka duubay video-ha oo go'aansaday in ay YouTube soo geliyaan, knowing how Somalis will rip him apart within 24 hours. Just wait and see how many views this video will have in that YouTube channel in few days and how many Somali FB pages and network sites will share it and have a field day with it. lol

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:30 am
by Lamagoodle
GAMER wrote:
JaalleMarx wrote:War waa naxay ninka naaska leh?

Waxaan ma biceps-ka iyo six-pack-ka la sheegaa?

Ragga naasaha leh waxaa loo yaqaanaa nimow naagow?
Steroids sxb. Casriga Cusub soo dhawee.
Gamer, saaxib, waxaasi hadaan la shir tago, magaalada oo idil waxaay iigu yeerayaan NIMOOW NAAGOOW.

Shaf dooro, lugo baasto ah wax dhaamo ma laha.

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:39 am
by Bella18
JaalleMarx wrote:War waa naxay ninka naaska leh?

Waxaan ma biceps-ka iyo six-pack-ka la sheegaa?

Ragga naasaha leh waxaa loo yaqaanaa nimow naagow?
Image
Nooca xaliimoyinka naga wareershay waa caynkani. Ninkaan, dumarka mosquito bites qaba ayu bahdilay.

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:43 am
by Amira143
LOOOOL wadafuuuq dude :S what was that?? :lol: The why he checks himself out in the bathroom shot is super cringeworthy.



@ JaalleMarx :dead:

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:45 am
by Skippa
I checked it with an open mind but that thing he does at around 1:04 to 1:06 where he looks at himself lustfully...I can't...

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 8:50 am
by Lamagoodle
Bella, walee waa aduunyo godoon! Rag naaso dumar ku faanayo waa arrin yaab leh.

It was not long ago that a big belly was a sign of wealth and wisdom.

Re: Sheekadan waa maxay? 0.o

Posted: Sun Dec 21, 2014 9:05 am
by Tuushi
I could only watch a min and half.He must heard many compliments oh is swag to the point of destruction, :lol: