Jubbalands nipotism power shering.
Moderator: Moderators
Jubbalands nipotism power shering.
Kismaayo24 waxaay idin soo gudbinaysa sida Cadaalad darada ah ee uu Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed madoobe u qaybiyay xilalka sar sare ee Maamulka Jubba.
Sida la sheego Maamulka Jubba waxa uu ka kooban yahay 14 dagmo oo ay Caasimada Kismaayo ku jirto beesha Marexaan ee indhawaaleba ka biyo diidanayd Maamulkaasi waxaay Dagta 7 Dagmo oo ka mid ah 14 Dagmo ee ay Jubba ka kooban tahay Waxayna kala yihiin Kismaayo, Balad Xaawo, Baardheere, Luuq, Doolow, Ceelwaaq, Garbahareey, Burdhuubo wa Beesha ugu Dagmo Badan deeganada la isku dhaho Jubbaland.
Dad badan ayaa waxaay is waydiyaan sababta ay beesha uga hortimid Maamulka Jubba ee uu hogaanka ka yahay Axmed Madoobe balse su,aashaas jawaabteeda waxaad ka helaysa Shaxda hoose ku qoran oo soo aruurinteeda uu waqti badan galay.
Qaab dhismeedka maamul goboleedka Jubbaland
Name position tripe/origin
1 Sheikh ahmed mohammed islam madaxweyne
2 Abdullahi sheikh ismail fartaag Madaxweyne kuxigeenka 1aad mareexaan
3 Suldan abdulkadir luga dheere Madaxweyne kuxigeenka 2aad sheekhaal
4 Mohammed warsame darwiish Wasirka arimaha gudaha/amniga Majerteen
5 Mohammed nor shanbare Wasirka xirirka calamiga/heyadaha Jarer weyne
6 Mohammed sheikh yusuf Wasirka maliyada iyo lacagaha Cowrmale
7 Macalin mohammed Ibrahim Wasirka arimaha bulshada iyo taclinta Ogadeen
8 Ahmed a/xafiid mohammed Wasirka ganacsiga iyo warshadaha Dabare
9 Mohammed omar macalin Wasirka kalumeysiga/beraha/xolaha Mareexaan
10 Abdinoor ali adan Wasirka macdanta/koratada/b/beyada Gaaljecel
11 Mohammed macalin abdinoor Wasirka garsoorka/cadaalada Sheekhaal
12 Hassan dheere Wasiirka caafimaadka Mareexaan
13 Ibrahim Hassan bajun Wasirka warfafinta/gadiidka/dakadaha Biimaal
14 Qamar xaaji deeq Wasiru dowlaha arimaha haweenka Ogadeen
15 Abdikani jamac orhaye Wasiru dowlaha madaxtoyada Majerteen
16 Abdinasir seeraar maax Afhayeenka mamulka jubbaland Ogaden
—————————————————————————————————————————————–
Wasiir ku xigeeno
1 Abdirishiid Hassan abdinor (dolow) Wasarada arimaha/aniga Mareexaan
2 Abdi Hussein Wasarada xariirka calamiga/hayadaha Ajuraan
3 Ali haji mohammed Wasarada maliyada/lacagaha Lelkase
4 Ahmed hadi Wasarada arimaha bulshada/taclinta Gerikombe
5 Hassa isack yacqub (geescade) Wasarada ganacsiga/warshadaha Reer owsaciid
6 Abdullahi sheikh shafici Wasarada kalumesiga/beraha/xolaha Weten absame
7 Mohammed nor duale Wasarada macdanta/korantada/beyada Mareexaan
8 Isack sandheere Wasarada garsoorka iyo cadalada raxanweyn Macalinweyne
9 Caydiid Hassan Wasarada cafimaadka Dhulbahante
10 Geele mohamed aden(gelesalid) Wazarada warfafinta/gadidka/dakadaha Bartire
——————————————————————————————————————————————–
agaasimeyaasha
1 Abshir Agaasimaha madaxtoyada Ogadeen
2 Muqtaar abdullahi sahal Agasimaha w/arimaha gudaha/amniga Ogadeen
3 Mohammud abdi Agasimaha w/maliyadda/lacagaha sheekhaal
4
5
6
7
9
10
Taliyasha ciidamada jubbaland
1 General Adan goojaar Taliyaha guud ee ciidamada jubba Ogadeen
2 Cornel muqtaar Mohamed badel gaboose Taliye xigeenka guud ee cidamada jubba Ogaden
3 Cornel muse Gaab Taliyaha saadka ciidamada jubba Majerteen
4 Cornel Tooshle Taliyaha howlgalada cidamada jubbaOgaden
5 Mohammed deck Taliyaha nabadsugidda jubba Ogadeen
6 Sayid cali (alle ka cabsoy) Taliye xigenka saadka ciidanka jubba tuni
—————————————————————————————————————————–
Your ads will be inserted here by
Easy AdSense.
Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.
Qaab dhismeedka maamulka gobolka jubbada hose iyo midka degmada kismaayo
Name Position Tripe/origin
1 Abdirishiid ali gooni Gudoomiyaha g/jubbada hose – Ogaden
2 Gaboobe Taliyaha amniga gobolka- Ogaden
3 Ibrahim timajilac g/degmada kismayo- Majerten
4 Abdirashiid maduulow g/xigeenka deg/kis/cashuraha- Bartire
5 Abdi bare g/k/2aad degmada kismayo Mareexaan
6 Abdullahi gab g/k/3aad deg/ kis/arimaha bulsh- Cowrmale
7 Feysal Taliyaha saldhiga kismayo –Ogaden
8 Gaas Taliyaha nabadsugida d/kismayo -Ogadeen
9 Mohammed dheere Taliye xigenka nabadsugida/de/kismaayo – Ogaden
10 Hassan dhuub Taliyaha asluubta d/kismayo -Ogaden
Taliyasha amniga xafadaha kismayo
1 Hussein giif Taliyaha amniga xafada shaqalaha/via afmadow — marexaan
2 Najax Taliyaha amniga via afmadow/geed kama dambeyo — Dhulbahante
3 Abdimadoobe Taliyaha amniga centerka shaqalaha — Ogaden
4 Abdirishiid Taliyaha amniga x/calanley — Majerteen
5 Abdishakur Taliyaha amniga x/dalcada – Ogaden
6
Mamulka dekada/garonka kismayo
1 Abdullahi xadhuun Mareeyahay dekada kismayo – Ogaden
2 Maxamud aden Hussein (ganey) ? Mareye xigen dekada kismayo – Gaaljecel ?
3 Abdikadir mohammed Mareyaha garonka kismayo – Bajun
4 Dhuxul Mareye xigenka garonka kismayo – Ogaden
Sida shaxdaan ka muuqata Beesha Sade oo ka mid ah beelaha ugu tirada badan uguna deegaanka weyn deeganada ku midaysan Maamulka Jubba ma lahaan hal Taliye Ciidan sido kale malahan hal Agaasime sido kale wasaaradaha beesha ay ka heshay Maamulka Jubba ma ahaan kuwa A ga lo yaqaano sida Arimaha Gudaha, Amniga ,Maaliyada, Iskaashiga Caalamiga ah iyo wixi la mid ah.
Sido kale Maamulka Gobolka Jubbada hoose oo ay beeshu ka dagto Magaalada Kismaayo iyo ila 5 tuulo oo ku taala Galbeedka Kismaayo iyo Deeganka gobweyn iyo Dagmada Jamaame oo ay beeshu wax ka dagto asagana kaalintii ay ku lahaayeen kamaysan helin.
Guud ahaan marka la isku soo duudubo beesha Sade waxaa ka go,an in aysan Maamulka Jubba Taageerin ila u ka dhamaanayo xiliga Axmed Madoobe lana dooranayo hogaan Nadiif ah oo doorasho ku yimaada inta ka horaysa Maamulka Jubba Gedo kama shaqayn doono sido kale deeganada beeshu ay wax ka dagto ee Gobolka Jubbada Hoose marka laga reebo Kismaayo oo AMISOM ay dadka maquuninayso kama shaqayn doono .
——————————————-
Maxamed Cismaan Jamac
Ceelwaaq- Gedo – Somalia

Re: Jubbalands nipotism power shering.
Two things stands out for me on this thing:
1st. Why so many positions for a relatively small administration?
2nd. When did Dhabayacos lived in Jubooyinka?
And these are the ones who accuse our prez of being corrupted.
Somalidu waxeey ku maah maahdaa... Arabtu, hadeey ku nabsadaan beey Nabigana kaaga horeeyaan.
Darood iyo musuqmaasuq nimo, bal adiguba.

- thegoodshepherd
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3571
- Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Jubbalands nipotism power shering.
Since the 1870s, 140 years to be precise.GAMER wrote: 2nd. When did Dhabayacos lived in Jubooyinka?
Re: Jubbalands nipotism power shering.
Darood iyo musuqmaasuq nimo, bal adiguba.
Daroodku fuul kaamana dego
Waxaan dacayga kuugu xidhay ileen daalin baa dahaye.
Is Xasan Culusow Daarood? He's most curropt and tribalist, focus on him, isagaa wax inoo dhexeeya haya.

- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5153
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: Jubbalands nipotism power shering.
Harti/MJ built what kismaayo is today. The after affects of the war undid this.
-
- Posts: 227
- Joined: Wed Dec 03, 2014 3:48 pm
- Location: Bilbao, Basque Country
Re: Jubbalands nipotism power shering.
This person, Gamer, has been on this forum since 2001. For the past 13 years he's been bitching and crying about MJs he'll probably be doing the same for another 13 years from now. A very sad individual. How I pity the fool.
@thegoodshepherd
Don't waste your time with answering their stupid questions. They damn well know that we have lived in those regions since the 19 century.
@thegoodshepherd
Don't waste your time with answering their stupid questions. They damn well know that we have lived in those regions since the 19 century.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Jubbalands nipotism power shering.
We'll have to see what these people are made of in the coming years...there is much work to be done.
Two things they should concentrate after security....Livestock exports....fuel imports.
If the admin get these right....there is nothing we need from Xamar...and will be independent in all but name.
Two things they should concentrate after security....Livestock exports....fuel imports.
If the admin get these right....there is nothing we need from Xamar...and will be independent in all but name.

Re: Jubbalands nipotism power shering.
Annga waxaan qabaa in power sherinka Jubbaland lagu saleeyo Deegaan, inaan laysku dayin in qolo qolo cabudhiso sida hadda Muuqata ee Ogaden uu u cabudhinayo qaa'ilada kale ee wax ka dega Jubbaland, Haddii Ogaden moodayo inuu faa'iidooyin iyo libin ka gaadhayo inuu sadbudhsado ama cabudhiyo reeraha kale, taasi faa'iido ku uu gaadhi maayo waxaana qasaaro iyo dibudhac.
Waxaa haboon inaan laysku dayin in lays egnorgareeyo, waa in boogta si fiican loo dhayaa si laysu calool fiyoobaado, kalsooni loogu wada noolaado, qofwalba uu dareemo in dhilka Jubbaland uu yahay dhulkiisii aanan cidina ka xigin qayr iyo qasaaraba.
Waa in dhulka shabaab gacantiisa ku jira si deg deg ah loo xoreeyaa, degmo weliya waa inay tirakoob xaqiiq ku salaysan iyo doorasho samaysaa, kadibna heer gobol loo soo gudbaa oo doorasho laga sameeyaa, ugu dambayn waa in loo soo dudbaa doorasho baarlamaanka jubba land iyo madaxwaynaha jubbaland, ugu dambayna waa in la soo dhisaa dowlad xaqiiqda deegaanka ku salaysan oon qofna la dulmin.
Waa jidkaa sida midnimo, horumar, kalsooni iyo barwaaqo lagu gaaraa; Haddii kale ignor iyo cabudhin baad meel ku gaadhaysane dhabaqsada.
Allahu aclam.

- KnowThySelf23
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2510
- Joined: Sat Nov 29, 2014 9:51 pm
- Location: No Church in the wild
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2980
- Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Jubbalands nipotism power shering.

Re: Jubbalands nipotism power shering.
General Darwish holding down two key posts, that's what's up.
Minister of Interior & Security of Jubbaland.
4 Mohammed warsame darwiish Wasirka arimaha gudaha/amniga Majerteen

Minister of Interior & Security of Jubbaland.
4 Mohammed warsame darwiish Wasirka arimaha gudaha/amniga Majerteen

Re: Jubbalands nipotism power shering.
thegoodshepherd wrote:Since the 1870s, 140 years to be precise.GAMER wrote: 2nd. When did Dhabayacos lived in Jubooyinka?

Re: Jubbalands nipotism power shering.
maJAREERten folks are the most langaab of all living langaabs
Re: Jubbalands nipotism power shering.
This is normal coming from Daroods, who happen to be the most power hungry people in the world.
I undrestand Ogadeen, there is a lot of them in Jubbaland. But since when have MJs had a large population in Jubaland. They are propably the minority clan in Jubbaland, even smaller than Mareexan. Daroods have not learned their lessons from Siyad barre.
All I am going to say is these people are sleeping, but when they wake up its going to be over for Daroods. Isaaq and Hawiye woke up long time ago.
I was really shocked to see only 1 tunni minister, Tunnis are the majority clan in Kismayo.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1401 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 256 Views
-
Last post by bashe19
-
- 4 Replies
- 2023 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 40 Replies
- 6559 Views
-
Last post by qadafi83
-
- 1 Replies
- 2030 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 5 Replies
- 1640 Views
-
Last post by bumps
-
- 13 Replies
- 2902 Views
-
Last post by giftshoprad
-
- 0 Replies
- 468 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 3 Replies
- 538 Views
-
Last post by EvolSyawla
-
- 0 Replies
- 310 Views
-
Last post by e!