Jubbalands nipotism power shering.
Posted: Sun Dec 21, 2014 8:21 am
Kismaayo24 waxaay idin soo gudbinaysa sida Cadaalad darada ah ee uu Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed madoobe u qaybiyay xilalka sar sare ee Maamulka Jubba.
Sida la sheego Maamulka Jubba waxa uu ka kooban yahay 14 dagmo oo ay Caasimada Kismaayo ku jirto beesha Marexaan ee indhawaaleba ka biyo diidanayd Maamulkaasi waxaay Dagta 7 Dagmo oo ka mid ah 14 Dagmo ee ay Jubba ka kooban tahay Waxayna kala yihiin Kismaayo, Balad Xaawo, Baardheere, Luuq, Doolow, Ceelwaaq, Garbahareey, Burdhuubo wa Beesha ugu Dagmo Badan deeganada la isku dhaho Jubbaland.
Dad badan ayaa waxaay is waydiyaan sababta ay beesha uga hortimid Maamulka Jubba ee uu hogaanka ka yahay Axmed Madoobe balse su,aashaas jawaabteeda waxaad ka helaysa Shaxda hoose ku qoran oo soo aruurinteeda uu waqti badan galay.
Qaab dhismeedka maamul goboleedka Jubbaland
Name position tripe/origin
1 Sheikh ahmed mohammed islam madaxweyne
2 Abdullahi sheikh ismail fartaag Madaxweyne kuxigeenka 1aad mareexaan
3 Suldan abdulkadir luga dheere Madaxweyne kuxigeenka 2aad sheekhaal
4 Mohammed warsame darwiish Wasirka arimaha gudaha/amniga Majerteen
5 Mohammed nor shanbare Wasirka xirirka calamiga/heyadaha Jarer weyne
6 Mohammed sheikh yusuf Wasirka maliyada iyo lacagaha Cowrmale
7 Macalin mohammed Ibrahim Wasirka arimaha bulshada iyo taclinta Ogadeen
8 Ahmed a/xafiid mohammed Wasirka ganacsiga iyo warshadaha Dabare
9 Mohammed omar macalin Wasirka kalumeysiga/beraha/xolaha Mareexaan
10 Abdinoor ali adan Wasirka macdanta/koratada/b/beyada Gaaljecel
11 Mohammed macalin abdinoor Wasirka garsoorka/cadaalada Sheekhaal
12 Hassan dheere Wasiirka caafimaadka Mareexaan
13 Ibrahim Hassan bajun Wasirka warfafinta/gadiidka/dakadaha Biimaal
14 Qamar xaaji deeq Wasiru dowlaha arimaha haweenka Ogadeen
15 Abdikani jamac orhaye Wasiru dowlaha madaxtoyada Majerteen
16 Abdinasir seeraar maax Afhayeenka mamulka jubbaland Ogaden
—————————————————————————————————————————————–
Wasiir ku xigeeno
1 Abdirishiid Hassan abdinor (dolow) Wasarada arimaha/aniga Mareexaan
2 Abdi Hussein Wasarada xariirka calamiga/hayadaha Ajuraan
3 Ali haji mohammed Wasarada maliyada/lacagaha Lelkase
4 Ahmed hadi Wasarada arimaha bulshada/taclinta Gerikombe
5 Hassa isack yacqub (geescade) Wasarada ganacsiga/warshadaha Reer owsaciid
6 Abdullahi sheikh shafici Wasarada kalumesiga/beraha/xolaha Weten absame
7 Mohammed nor duale Wasarada macdanta/korantada/beyada Mareexaan
8 Isack sandheere Wasarada garsoorka iyo cadalada raxanweyn Macalinweyne
9 Caydiid Hassan Wasarada cafimaadka Dhulbahante
10 Geele mohamed aden(gelesalid) Wazarada warfafinta/gadidka/dakadaha Bartire
——————————————————————————————————————————————–
agaasimeyaasha
1 Abshir Agaasimaha madaxtoyada Ogadeen
2 Muqtaar abdullahi sahal Agasimaha w/arimaha gudaha/amniga Ogadeen
3 Mohammud abdi Agasimaha w/maliyadda/lacagaha sheekhaal
4
5
6
7
9
10
Taliyasha ciidamada jubbaland
1 General Adan goojaar Taliyaha guud ee ciidamada jubba Ogadeen
2 Cornel muqtaar Mohamed badel gaboose Taliye xigeenka guud ee cidamada jubba Ogaden
3 Cornel muse Gaab Taliyaha saadka ciidamada jubba Majerteen
4 Cornel Tooshle Taliyaha howlgalada cidamada jubbaOgaden
5 Mohammed deck Taliyaha nabadsugidda jubba Ogadeen
6 Sayid cali (alle ka cabsoy) Taliye xigenka saadka ciidanka jubba tuni
—————————————————————————————————————————–
Your ads will be inserted here by
Easy AdSense.
Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.
Qaab dhismeedka maamulka gobolka jubbada hose iyo midka degmada kismaayo
Name Position Tripe/origin
1 Abdirishiid ali gooni Gudoomiyaha g/jubbada hose – Ogaden
2 Gaboobe Taliyaha amniga gobolka- Ogaden
3 Ibrahim timajilac g/degmada kismayo- Majerten
4 Abdirashiid maduulow g/xigeenka deg/kis/cashuraha- Bartire
5 Abdi bare g/k/2aad degmada kismayo Mareexaan
6 Abdullahi gab g/k/3aad deg/ kis/arimaha bulsh- Cowrmale
7 Feysal Taliyaha saldhiga kismayo –Ogaden
8 Gaas Taliyaha nabadsugida d/kismayo -Ogadeen
9 Mohammed dheere Taliye xigenka nabadsugida/de/kismaayo – Ogaden
10 Hassan dhuub Taliyaha asluubta d/kismayo -Ogaden
Taliyasha amniga xafadaha kismayo
1 Hussein giif Taliyaha amniga xafada shaqalaha/via afmadow — marexaan
2 Najax Taliyaha amniga via afmadow/geed kama dambeyo — Dhulbahante
3 Abdimadoobe Taliyaha amniga centerka shaqalaha — Ogaden
4 Abdirishiid Taliyaha amniga x/calanley — Majerteen
5 Abdishakur Taliyaha amniga x/dalcada – Ogaden
6
Mamulka dekada/garonka kismayo
1 Abdullahi xadhuun Mareeyahay dekada kismayo – Ogaden
2 Maxamud aden Hussein (ganey) ? Mareye xigen dekada kismayo – Gaaljecel ?
3 Abdikadir mohammed Mareyaha garonka kismayo – Bajun
4 Dhuxul Mareye xigenka garonka kismayo – Ogaden
Sida shaxdaan ka muuqata Beesha Sade oo ka mid ah beelaha ugu tirada badan uguna deegaanka weyn deeganada ku midaysan Maamulka Jubba ma lahaan hal Taliye Ciidan sido kale malahan hal Agaasime sido kale wasaaradaha beesha ay ka heshay Maamulka Jubba ma ahaan kuwa A ga lo yaqaano sida Arimaha Gudaha, Amniga ,Maaliyada, Iskaashiga Caalamiga ah iyo wixi la mid ah.
Sido kale Maamulka Gobolka Jubbada hoose oo ay beeshu ka dagto Magaalada Kismaayo iyo ila 5 tuulo oo ku taala Galbeedka Kismaayo iyo Deeganka gobweyn iyo Dagmada Jamaame oo ay beeshu wax ka dagto asagana kaalintii ay ku lahaayeen kamaysan helin.
Guud ahaan marka la isku soo duudubo beesha Sade waxaa ka go,an in aysan Maamulka Jubba Taageerin ila u ka dhamaanayo xiliga Axmed Madoobe lana dooranayo hogaan Nadiif ah oo doorasho ku yimaada inta ka horaysa Maamulka Jubba Gedo kama shaqayn doono sido kale deeganada beeshu ay wax ka dagto ee Gobolka Jubbada Hoose marka laga reebo Kismaayo oo AMISOM ay dadka maquuninayso kama shaqayn doono .
——————————————-
Maxamed Cismaan Jamac
Ceelwaaq- Gedo – Somalia