War bal kaalaya

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

War bal kaalaya

Post by KyrieJama »

Waad salamantihin,

Aduunyo nin nool....sanadka sanadkiisa nimanki reer galbeed ee Gadabiirsay iyo Sacad Muse waalida casayd ay inagu sheegi jireen bay lasoo baxeen :down:

Qabyaalad maa naqaniin ee reer Bari baa ina baray iyo blablablabla.

Waxa yaabka yaabkiisa ah nimanki Gadabiirsay ee reer magaalka ahaa baa maanta Wasir A ah uu baryotamaya. Filimka ay dhigeen waxa la yidhahda " Dahir Dabadi: Xaalku waa Sanbuur ahoo, ama Sanbuur ku tirsanoow" :lol: Waxa atoore metelaya Suldan Wabar.

Abtiyaashay sida agoon dhaxalka aabahood isku haysta bay leeyihin odayga kursigaa anigu igu sii balamayay :lol: Abtiyaal odayga muu dhiman'ee ee iimansada.

Waan idinka naxaya ee sidan isku daama, afka idin qalashay sidad caaac uu lahaydeen. :idea:
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: War bal kaalaya

Post by LeJusticier »

garad13 wrote:Waad salamantihin,

Aduunyo nin nool....sanadka sanadkiisa nimanki reer galbeed ee Gadabiirsay iyo Sacad Muse waalida casayd ay inagu sheegi jireen bay lasoo baxeen :down:

Qabyaalad maa naqaniin ee reer Bari baa ina baray iyo blablablabla.

Waxa yaabka yaabkiisa ah nimanki Gadabiirsay ee reer magaalka ahaa baa maanta Wasir A ah uu baryotamaya. Filimka ay dhigeen waxa la yidhahda " Dahir Dabadi: Xaalku waa Sanbuur ahoo, ama Sanbuur ku tirsanoow" :lol: Waxa atoore metelaya Suldan Wabar.

Abtiyaashay sida agoon dhaxalka aabahood isku haysta bay leeyihin odayga kursigaa anigu igu sii balamayay :lol: Abtiyaal odayga muu dhiman'ee ee iimansada.

Waan idinka naxaya ee sidan isku daama, afka idin qalashay sidad caaac uu lahaydeen. :idea:
Bloody SM... ilbax baanu nahay hayga hadho
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: War bal kaalaya

Post by theyuusuf143 »

Wasiir A ahbaa iga yaabisay. berigii habar habarta ayaa marku dagaalku dhamaaday la yidhi waar horta ciidagalaw maxaad ka dagaalanteen. Waa kuwa yidhi ina cigaal wasaraad manfac leh namuu siin ee wasiirka madaxtooyada aqalkiisa ayuu nagu magacaabay iyo diinta iyo awqaafta ma waxaan laga dagaalamin baa ! Kkkkkkkkk

Aragtidayda A B C iyo D midna ma jiree qofka xilka loo dhiibayey ku xidhantahay kartidiisa. Hadaan tusaale yar idin siiyo wasiirka qorshaynta maanta sacad cali shire waa mastermind ka wuxu kulmiye ku faanoo dhan dejiya waa ninka qaran daaye xitaa degmooyinka u dejiya qorshe hawleedkooda. Himilada 2030 ka ayuu imikadaa buug iyo documentry kasoo saaray markuu ka farashaxay qorshayaasha dhow oo dhan. Wasiirkii ka horeeyey muxuu qabtay ?


Wasiir xirsi halkan uu maanta ku magacaabanyahay saniin maniin way soo jirtay ragii isaga ka horeeyey waxay qabteen daaye xitaa lama xusuusto . tusaaleyaasha lays barbar dhigi karaa way badanyihiin. aragtidayda hadaan soo ururiyo dadku haka mudaharaadaan shakhsiyaadka jilicsan ee dawlada ugu jira laakiin yaanay u mudaharaadi in shakhsigaas jilicsan xil kuu hayo ku kasii balaadhan loo dhiibo doqon waa doqon haduu dallaco iyo haduu joogaba qof aan dalka waxba u qaban karin adna midh kuuma tari karo.
User avatar
Libix
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 976
Joined: Tue Oct 28, 2014 9:31 am

Re: War bal kaalaya

Post by Libix »

war kaalaya sidaad noo utiri waxan mooday sab inaad noo heyso. sun lagugu dilyee.
User avatar
jalaaludin5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8832
Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”

Re: War bal kaalaya

Post by jalaaludin5 »

garad13 wrote:Waad salamantihin,

Aduunyo nin nool....sanadka sanadkiisa nimanki reer galbeed ee Gadabiirsay iyo Sacad Muse waalida casayd ay inagu sheegi jireen bay lasoo baxeen :down:

Qabyaalad maa naqaniin ee reer Bari baa ina baray iyo blablablabla.
:
waxaan nabad iyo caano ahayn waa lakala qaada.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”