Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by THE_TRUTH1 »

Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Image

Published on December 26, 2014 by Ismaaciil Mukhtaar · No Comments · 893 views
Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa goor dhow soo afjaray howlgalkii lagu nadiifinaayay maleeshiyaadkii weeraka ku soo qaaday Xerada Xalane ee saldhiga ugu weyn ee Amisom.

Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan Hay’adda Nabad sugid iyi Sirdoonka Soomaaliya gaar ahaan kuwo loo yaqaano Gaashaan ayaa gudaha u galay goob ay ku go’doonsanaayeen maleeshiyaadkii weerarka ku soo qaaday Saldhigga Xalane.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidanka Gaashaan ee Nabad Sugiida iyo Sirdoonka Soomaaliya ay gacanta ku soo dhigeen labo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku dayay in ay qal qalgeliyaan saldhigaasi, waxaana weerarkaasi ay soo qaadeen Al-Shabaab ku geeriyooday 5 ka tisan Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM iyo mid kamid ah Shaqaalaha rayidka ah oo xerada la weeraray ka howlgali jiray.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in saraakiisha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ay war-fidiyeenka u soo bandhigan maxaabiista laga qabtay Al-shabaab iyo sida ay u soo geba gebeeyeen howlgalkaasi.
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by GIJaamac »

:mindblown:

Somali special forces defending biggest AMISOM base ? How f-king useless are the AMISOM baboons ?
User avatar
MoAwr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1444
Joined: Fri Apr 25, 2014 1:05 pm

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by MoAwr »

Is he crying or laughing ?
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by TheblueNwhite »

AMISOM is protected by Somali soldiers. FACT.
When the court was attacked, it was our soldiers that took care of business, when the Parliament was attacked, same story. Now our soldiers are saving AMISOM lives in their our base.

This mission was an inside job. Will find out what soon enough.
User avatar
Classiq
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1189
Joined: Sat Mar 22, 2014 10:16 am
Location: Toronto, Ontairo

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by Classiq »

This is good for the military, the UN needs to stop playing around with the arms embargo and needs to send us proper 2015-standard military equipment. We need to retire the Ak-47, that low grade African militia choice of weapon needs to be disbanded.
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by GIJaamac »

Classiq wrote:This is good for the military, the UN needs to stop playing around with the arms embargo and needs to send us proper 2015-standard military equipment. We need to retire the Ak-47, that low grade African militia choice of weapon needs to be disbanded.
Gaashaan unit as you see use AK-47. That gun is not the problem here. The arms embargo is. I'm pretty sure our special forces are the best in East Africa.
They even finished the stand off that lasted 18 hours between AMISOM and Al-shaabab in just 30 minutes after they came to the scene . :win:

Image
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by AbkoowDhiblaawe »

ninku dhoof ku yimid bey geeridu dhibeysaa. Amisom being useless aint nothing new. If only the government could give the security forces their salaries and even increase the salary and the weapon embargo was lifted i swear to god Amisom wouldn't be needed.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by TheblueNwhite »

Word on the street is that the bullet proof car belonged to AbdiKarim Guled. It was rented out to some hay'ad.

Shyte is about to unfold.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by AbkoowDhiblaawe »

:whoo:

qalalaaso ayuu abuuraya siduu xilkiisa hore uu helo miyaa? Politics is a dirty business.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by TheblueNwhite »

Waa is gubooyaa hadduu ku lug leeyahay falkaan. Might as well commit suicide.
AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by AbdiJohnson »

.
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by GeoSeven »

The only use AMISOM has is their available hardware, military prowess isn't their strong suit. There's be no need for them if the SNA had access to hardware.
TheblueNwhite wrote:Word on the street is that the bullet proof car belonged to AbdiKarim Guled. It was rented out to some hay'ad
:lupe:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by theyuusuf143 »

THE_TRUTH1 wrote:Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane
Image
waxaana weerarkaasi ay soo qaadeen Al-
Shabaab ku geeriyooday 5 ka tisan
Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM
Well done alshabaab :clap:
User avatar
Classiq
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1189
Joined: Sat Mar 22, 2014 10:16 am
Location: Toronto, Ontairo

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by Classiq »

GIJaamac wrote:
Classiq wrote:This is good for the military, the UN needs to stop playing around with the arms embargo and needs to send us proper 2015-standard military equipment. We need to retire the Ak-47, that low grade African militia choice of weapon needs to be disbanded.
Gaashaan unit as you see use AK-47. That gun is not the problem here. The arms embargo is. I'm pretty sure our special forces are the best in East Africa.
They even finished the stand off that lasted 18 hours between AMISOM and Al-shaabab in just 30 minutes after they came to the scene . :win:

Image
Ok this one atleast has a scope on it so it isnt that bad, im talking about the rusty 1970 era 2/3 finished clip that were used to lol.

I agree, we should train more with Egypt, their army is very sophisticated.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Post by original dervish »

Wishful thinking folks......Amisom will be around for the next decade minimum.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”