Page 1 of 1

Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Adde

Posted: Thu Jan 01, 2015 11:58 am
by anzeloti
Dawladda Soomaaliya oo La Wareegtay madaxii sirdoonka Al-Shabaab Zakariye Ismaaciil
Posted on January 1, 2015Raad Raaca, RBC, Wararka
astaanta_qaranka11

Muqdisho [RBC Radio] Dawladda Soomaaliya ayuu gacanteeda soo galay Zakariye Ismaaciil Xirsi oo ka mid ahaa saraakiisha ururka al-Shabab oo maalintii Sabtidii lagu qabtay magaalada Ceel Waaq.

Zakariye Ismaaciil ayaa shalay gelinkii dambe ay diyaarad qaas ah ay ka soo dejisay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii laga soo qaaday magaalada Nairobi.

Ciidamada Sirdoonka Kenya ayaa maalin ka hor Sarkaalkan ka watay garoonka diyaaradaha Wajeer, xilli la doonayay in loo soo dhoofiyo Muqdisho, waxaana ay u gudbiyeen magaalada Nairobi.

Col. Cabbaas Ibraahim Gurey oo ka mid ah saraakiisha dowladda ee gobolka Gedo ayaa u xaqiijiyay warbaahinta in Zakariye lagu wareejiyay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugayay garoonka diyaaradaha ee degmada Wajeer, halkaasna looga gudbiyay Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in sirdoonka Kenya ay su’aalo weydiiyeen Zakariye, markaas kad-dibna ay ogolaadeen in lagu wareejiyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya, iyadoo haatan uu ku jiro xabsi ay leeyihiin sirdoonka Somalia.

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Thu Jan 01, 2015 12:54 pm
by GeoSeven
The head of intelligence for one of the most powerful terrorist organizations in the world, the security apparatus in Xamar must be thrilled beyond imagination. The thieving Kenyan intelligence service must have thought they'd keep the gold mine.

This man is what intelligence agencies refer to as the Asset Alpha :damn:

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Thu Jan 01, 2015 12:59 pm
by XimanJaale
The guy will probably get pardoned and will be removed from the terrorist list just like Sheek Atom. Apparently he left Al-Shabaab 2 years ago. In my opinion all former Al-Shabaab leaders and affiliates need to be jailed for a long time.

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Thu Jan 01, 2015 1:29 pm
by BlueBlood
What you say about that 3 million? :ahh:

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Thu Jan 01, 2015 1:41 pm
by AbdiJohnson
He wont be jailed. He will be given a villa like Dahir Aweys has. Dahir Aweys released a selfie not too long ago in his villa. Expect a selfie from this terrorist as well.

Only those from tiny or untouchable clans get punished. If you are from a big clan (most Somalis), you get rewarded with a villa and a maid and khat/Marlboro


I am,

Abdi "This country is a damn joke" Johnson

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Thu Jan 01, 2015 5:01 pm
by Marques
^The reason many youth in Mogadishu turned to Shabaab was the money incentive. Only a very minute population of Shabaabists believe in their AQ ideology. This is why Godane faced internal strife. If the civil society make an effort to encourage employment among youth, i'm sure many will leave Shabaab..

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Thu Jan 01, 2015 11:46 pm
by Gedo_Boy
The whole point is to encourage more of them to turn themselves in!!!

This guy wasn't caught in battle, he turned himself in. Therefore, if he is treated decently more of them will be encouraged to turn themselves in.

If you really want AL Shabab to continue, then you will treat these sorts of people badly and then there will be no incentive for Al Shabab to stop this.

The only people who should want to see him treated badly are the ones who want to see Al Shabab continue.

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Sun Jan 04, 2015 3:05 am
by The`Republic
The Kenyans tried to take him when he was first caught. Cabaas and his men refused and wouldn't transport until the Somali government sent over parliamentarians to escort him when he was moved to Kenya for transport. They couldn't cause blatant disrespect the Somali government at that stage.

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Sun Jan 04, 2015 3:07 am
by The`Republic
No need to treat him like a criminal either. The government extended amnesty and the man willingly turned himself over after leaving the organization. As their longtime head of intelligence, he probably has a lot of information which would be useful in snuffing out the rest of them.

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Sun Jan 04, 2015 1:58 pm
by FarhanYare
Marques wrote:^The reason many youth in Mogadishu turned to Shabaab was the money incentive. Only a very minute population of Shabaabists believe in their AQ ideology. This is why Godane faced internal strife. If the civil society make an effort to encourage employment among youth, i'm sure many will leave Shabaab..
Isma lihi lacag kaliya uun baa lagu soo jiitay daalinyaradhaan. Maantana mid kaale baa isqarxiye oo hada jaanadii ka waar keenayo. waa wada dad cawaan, horta maxaad udhiimanee waa lais weydiyaa intadaan isqarxin kuwaan maba ku suurto gaasho iin waxaa maskaxdooda ku soo dhacdo. Bal boqol dollar bishi laguu qoray isku qarxi waa aqligee? :?

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Sun Jan 04, 2015 2:43 pm
by TheblueNwhite
Iskuma qarxinayaan baahi ay lacag u qabaan, balse maskaxdooda oo la f up gareeyey. Aduunka oo dhan ayaa la nacsiiyey, shaqsadooda waa la nacsiiyey. Lama jecleysiiyo diinta inuu si fiican u barto si uu aakhuradiisa ugu shaqeysto.

Qof iska qaadaya nafta (suicide) hadaad aragto, waa qof raba the easy way out, maxaa yeeley aduunka dhan ayaa ka horyimid yacni ma xamili karo nolosha. Naceyb waxaan ahayn ma aaminsana.

Re: Zakariye Ismaaciil oo laga soo dejiyey Garoonka Aden Add

Posted: Mon Jan 05, 2015 12:05 pm
by Marques
TheblueNwhite wrote:Iskuma qarxinayaan baahi ay lacag u qabaan, balse maskaxdooda oo la f up gareeyey. Aduunka oo dhan ayaa la nacsiiyey, shaqsadooda waa la nacsiiyey. Lama jecleysiiyo diinta inuu si fiican u barto si uu aakhuradiisa ugu shaqeysto.

Qof iska qaadaya nafta (suicide) hadaad aragto, waa qof raba the easy way out, maxaa yeeley aduunka dhan ayaa ka horyimid yacni ma xamili karo nolosha. Naceyb waxaan ahayn ma aaminsana.
Employment = Money = Social mobility = Better standard of life = Comfort = No need to seek shortcut to Hereafter.