Page 1 of 3

Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Darod]

Posted: Sat Jan 03, 2015 1:01 pm
by Kornel
Wasiirada La Magacaabay Ayaa Waxay Kala Yihiin:-

1- C/fitaax Ibraahim Geesay Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Amniga, (Mirifle/Leysaan).

2- Xasan Xuseen Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hub ka Dhista, Dhaqan Celinta iyo Tababarida Maleeshiyaadka, (Mirifle/Yantaar).

3- Saalim Xaaji Xasan Cismaan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta, (Fillo Goordhgow).

4- C/qaadir Shariif Sheekhunaa Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, (Digil/Tunni).

5- Cabdinaasir Cabdi Caruush Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga, (Hawiye/ Habargidir/ Ceyr).

6- Isaaq Cali Subug Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Caafimaadka, (Mirifle/Jaroon).

7- Saadaad Maxamed Nuur Cali Caliyow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta,(Mirifle/Eelaay).

8- Xasan Ibraahim Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hiddaha, Tacliinta Sare iyo Ticnoolijiyadda,(Mirifle/Geeledle).

9- Xasan Cabdi Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinra Bulshada,(Mirifle/Macalinweyne).

10- Maxamed Cumar Zeytuun Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta,(Daarood/Ogaadeen).

11- C/laahi Cabdi Cumar Fanax Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga,(Hawiye/Wacdaan Cismaan).

12- Aadan Xasan Maxamed “Usama” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha,(Mirifle/Dissow).

13- C/laahi Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha,(Hawiye/Abgaal/Daa’uud)

14- Axmed Nuur Sheekh Maxamed Luxus Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta iyo Xiriirka Jaaliyaddaha,(Fillo Goordhgow).

15- C/qaadir Nuur Caraale Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib u Heshiisiinta iyo Arrimaha Dastuurka,(Hawiye/Murusade/Foorculus)

16- C/laahi Muuse Abuukar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Daryeelka Naafada,(Fillo Goordhgow).

17- Cumar Aadan Xasan “Cumar Dheere” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta,(Hawiye/Gaaljecel)

18- Macalin Maxamuud Maxamed “Macalin Jiis” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Daaqa, (Digil/Shanta-caleemood)

19- Axmed Maxamed Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta,(Dir/Biyamaal).

20- Jeylaani Sheekh Maxamed Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha,(Digil/Shanta-caleemood).

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 1:11 pm
by Kornel
The Habar Gedir guy gets control of most NGO activities since the states Aid Coordination Unit [A.C.U] will fall under his ministry, and the Biyamaal guy gets ... Mosques and chances to squabble with salafist sheikhs?

Saadaad Maxamed Nuur Cali Caliyow was the former secretary general of Hassan sheikhs PDP [Dam jadiid] party while Cabdulahi sheikh is one of the biggest opposition figures to the goverment who was arrested at the airport for openly supporting Daaci against the goverment, will the tight rope balancing act succeed for The clever manipulator of Somali politics or is this just too clever by half?

Shout out to the former Murusade TFG Minister of Agriculture Nuur Carale [A.Y admin] if their is a hater of DJ its him.

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 1:45 pm
by Niya
What is the role of #4 going to be? Is there a port and sea in the South West Sate?

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 1:50 pm
by AbkoowDhiblaawe
beesha should've got vicepresident and atleasst 10 ministers. :wtf: Caalama allah nii saar hawiyow.

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 1:53 pm
by Kornel
Yes ofcourse Barawe and Merka come to mind

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 1:55 pm
by Kornel
Warsheekh wrote:beesha should've got vicepresident and atleasst 10 ministers. :wtf: Caalama allah nii saar hawiyow.
Justify.

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 1:58 pm
by Niya
Kornel wrote:Yes ofcourse Barawe and Merka come to mind
I see, I totally forgot about that! My bad!

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 2:01 pm
by AbkoowDhiblaawe
half of shabeellada hoose is populated by hawiye. How the fuck can Wacdaan Cismaan, Wadalaan gorgorgaarte, silcis and other not get a single post. :wtf:

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 2:06 pm
by theyuusuf143
Kornel wrote:Yes ofcourse Barawe and Merka come to mind
There is a lot of Dir (biyomal) in marka should not they have 3 ministers at least.

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 2:12 pm
by nerdfresh
Not a surprise mudulood sold out hawiye once again to fill their stomachs hawiye would be better off led by habar gidir or murusade these mudulood never have hawiye interests at heart. They signed shabelaha hoose to d&m . that would never happen if hg or murusade were leading hawiye. Thank god hg militias are controlling shabelaha hoose at the moment we can always trust on hg to protect hawiye interests. Hg militas control barawe and marka so how will d&m put their fake capital there? Go back to baydhabo. We will take care of abgal treachery. Hawiye will be lost without hg and murusade can u imagine there was no opposition to mudulood and hawadle omg hawiye would be finished

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 2:26 pm
by Kornel
Warsheekh wrote:half of shabeellada hoose is populated by hawiye. How the fuck can Wacdaan Cismaan, Wadalaan gorgorgaarte, silcis and other not get a single post. :wtf:
Wacdaan cismaan got a post close freind of mine Fanax we own a consultancy together although its being refurbished after the explosion at aroma cafe we were just above it.

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 2:41 pm
by BlueBlood
This federal states are crazy..they have some useless ministries..ma dowlad kala bal. 20 ministers :mindblown:

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 2:44 pm
by BlueBlood
magacyo qabil funny ah baa ka buuxa meesha

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 2:48 pm
by PrinceDaadi
who will pay the bill of these ministers waa yaab?

Re: Southwest State of Somalia 20 Ministers [5 Hawiye +1 Dar

Posted: Sat Jan 03, 2015 2:52 pm
by GIJaamac
:lol: :lol: @ the amount of irrelevant ministries. War waxaan waa iska magac u yaal. Nobody should take them serious.