Page 1 of 1

KADAR OO DIBI DHAL

Posted: Wed Jan 21, 2015 6:53 am
by libaaxyare
war waxani maxay aheyd.


Re: KADAR OO DIBI DHAL

Posted: Wed Jan 21, 2015 9:52 am
by BlueBlood
:damn: :wtf: :dead:
bal maxey ku heestay hada..

Re: KADAR OO DIBI DHAL

Posted: Wed Jan 21, 2015 10:13 am
by Libix
magaceeda says it all. lol

Re: KADAR OO DIBI DHAL

Posted: Wed Jan 21, 2015 10:37 am
by theyuusuf143
BlueBlood wrote::damn: :wtf: :dead:
bal maxey ku heestay hada..

Dadkaygiyaaw kuwaan ka beermaw dirkay ahaayaw waan idin salaamay. Gaarisiyo muqdishiyo garoowiyo jigjigiyo jabuutiyo hargeysaan ku dabaaldegaynaa !

Dheela dheela dheela dheela. Kabax dhiidhiga ilaahbaa igu oge inantu si cajiibay u heestay, haters ku ha dhacaan viva hodan afrika.

Re: KADAR OO DIBI DHAL

Posted: Wed Jan 21, 2015 10:41 am
by Libix
theyuusuf143 wrote:
BlueBlood wrote::damn: :wtf: :dead:
bal maxey ku heestay hada..

Dadkaygiyaaw kuwaan ka beermaw dirkay ahaayaw waan idin salaamay. Gaarisiyo muqdishiyo garoowiyo jigjigiyo jabuutiyo hargeysaan ku dabaaldegaynaa !

Dheela dheela dheela dheela. Kabax dhiidhiga ilaahbaa igu oge inantu si cajiibay u heestay, haters ku ha dhacaan viva hodan afrika.

Actually the lyrics are alright, its just the video stinks specially with all those jareers in it.

Re: KADAR OO DIBI DHAL

Posted: Wed Jan 21, 2015 10:48 am
by BlueBlood
Yuusufow heesta inta eey ka macaantahay baaban fahmi waayay..

"ana hees macaaan iyo.............baan sidaa " lyrics intaas ii dhameystir bal