Jaceyl...
Jaceylka Wadaaan Lahaa
is Weheshada Baan Lahaaa
wanaaji Inantaan Lahaaa
Wadnaha Ku Qabaan Lahaayee
weynaha Barya Baan Lahaayee
Aroos Ka Wacbaan Lahaa
wankii Ku Qalbaan Lahaa
Wiglada Ka Tumaaan Lahaayee
halkaan U Wadey Ka Waabtayee
Nabsigii Wuu Iga Wareegey
warkii Wuu Iga Dhamaystaye' xageeduu
xageeduu Ku Waa Bariistay
....
Jaceyl...
Jacayl Ha Waaraan Lahaa
wageer Taladaan Lahaa
wiirada Ka Jirbaan Lahaa
Samaha Ku Wad Baan Lahaayee
wadaaga Noloshaan Lahaayee
ka Weeci Dhibtaan Lahaa
waxyeelo Nac Baan Lahaa
Wiglada Ka Tumaaan Lahaayee
halkaan Ku Wadey Ka Waabtayee
Nabsigii Wuu Iga Wareegeye
warkii Wuu Iga Dhamaystaye
xageeduu Ku Waa Bariistay
Jaceylka Wadaan Lahaa
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1408
- Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm
Re: Jaceylka Wadaan Lahaa
Bal hada maxad ku neefsatay
- Bella18
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2967
- Joined: Sun Jul 13, 2014 3:18 am
- Location: I imagine, therefore I belong and am free.
Re: Jaceylka Wadaan Lahaa
Jawi jacayl xumaaday buu yara galay 

Re: Jaceylka Wadaan Lahaa
"Wiglada ka tumaan lahaye , halkan ku waday ka labtayee'' tan wa ayado ah daahir ya shamis oo midh inta la eeg laga reebin , Subxanak ya cadim loll
Re: Jaceylka Wadaan Lahaa
jacaylka la sheego, ma qooq ba?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1408
- Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm
Re: Jaceylka Wadaan Lahaa
Jaceyl aan kuu sheegee waa dareen qalbiga gala, dabadeed halbowlaha dhiiga mara, kadibna Maskaxda daga gurina ka dhigta. Jaceyl waa kaa bari ayuu i heyn jiray balse hada Jaceylka aniga ihayaa waxaa la yiraa Laab la kac Jaceyl .
Laab la kac Jaceyl waa midka xiisaha ama xusuusta ku yimaada bishii sanadkii ama Usbuuclii mar, Waxaan soo xasuustay anigoo dhelah baadiyahaa gabadhii ariga raaci jirtay ee dibnaha madoobeyd dhexdana yareyd midabka buluuga laheyd waayo waayo Markaan arko ayadoo Qeyd Maro yar sidii guntiino garaar u xiran ee aan isha la raaci jiray iyana isha ila raaci jirtay.
Laab la kac Jaceyl waa midka xiisaha ama xusuusta ku yimaada bishii sanadkii ama Usbuuclii mar, Waxaan soo xasuustay anigoo dhelah baadiyahaa gabadhii ariga raaci jirtay ee dibnaha madoobeyd dhexdana yareyd midabka buluuga laheyd waayo waayo Markaan arko ayadoo Qeyd Maro yar sidii guntiino garaar u xiran ee aan isha la raaci jiray iyana isha ila raaci jirtay.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 75 Replies
- 2575 Views
-
Last post by Shirib
-
- 0 Replies
- 255 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 2 Replies
- 559 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 13 Replies
- 671 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 21 Replies
- 2385 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 0 Replies
- 490 Views
-
Last post by lasanodboi
-
- 43 Replies
- 2828 Views
-
Last post by Julkimi
-
- 42 Replies
- 3946 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 14 Replies
- 961 Views
-
Last post by Bazuuka