http://www.allsanaag.com/index.php/43-w ... hakespeare
Taariikhdu markii ay ahayd Bishii may 28,1959kiin, ayaa waqooyiga Soomaaliya waxa booqasho ku imanayay Duk Golostar oo ahaa boqorada Ingiriiska adeerkeed, soo dhowayntiisii ayaa Abwaano ka soo jeeda beesha Isaaq oo diidanaa xornimada Soomaaliya waxay u tiriyeen gabaygan.
Ninka gabaygan tiriyey oo la sheegay inuu Faysal Cali Waraabe adeer u yahay, ayaa isaga oo gabaygan qaadaya hadba dhinac u oradayey jidkii la taagnaa oo lagu sugayey in lagu soo dhoweeyo Sarkaalka ka socday dalka Ingiriiska
Sidii naag dhaliwaydoo
Dhawaan eeba waxsiiyoo
Dhabta wiilyar ku haysa
Waanu kuu dhaga beelee
Dhaladkii ingiriisoow
Xageen kaa dhunkadaa.
Maantana aqoonsigii ayaa waxa uu la galay amaanta gabayaa Ingiriis ahaa oo lagu magcaabi jiray William Shakespear oo noolaa April 26, 1564 ilaa April 23, 1616
I dont know what is wrong with this but according to Aw jamac Cumar Ciise this was recited by nin Reer Hargeysa,and when asked about his clan or time or name Aw jamac just said nin reer Hargeysa.. other Darood Historians claim the poem was composed by Haji Muse farah igare the Rissaldr who was not even a poet. Now these guys claim it was composed Faisal cali waraaabes uncle. Yet they cant say his name , these guys claim that the guy is the uncle of Faisal cali waraabe saying his Ciidagalle reer guleed. But how can the darood not know his name The Ciidagalle of the Isaaq had one of the most numerous Somali poets from the 19 to the 20th century who is this Abwaan Ciidagalle., who is from Hargeysa reer Guleed faisals uncle with no name and identity Lol.
The Darood have yet put a name on the composer of this alleged Isaaq poet. Most isaaqs think it was composed by Aw Jamac him self, but the difficulty for him is ,we are Somalis every Somali has an identity we have name a clan sub clan tribe region city village. And Aw jamac never told us the details about this gabay. The Darood love using this poem in their hate speeches , but they cant back it up with arguments when asked Questions. Wali waan sugayna answers.





