POLITICS & POWER/BEHIND CLOSED DOORS
Turkey acts as mediator with the ONLF
The Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn took advantage of the trip to Addis Ababa of President Recep Tayyip Erdogan of Turkey to ask him to use his influence with the Ogaden National Liberation Front(ONLF).
He would like this Eritrea-backed armed opposition movement to accept to enter discussions with his government before the general election in May. The trip comes just at the right time, because Ankara for its part wants to activate its Muslim contacts to approach certain ONLF leaders.
Indian Ocean
(Ogadentoday Press )- Sida lagu shaaciyay Warbaahinta caalamiga ah ee African Intelligence Dowlada Turkiga ayaa qayb ka noqonaysa wada haddal Dhawaan la filayo inuu dhex mar Onlf iyo Itoobiya.
Booqashada Madaxweynaha Turkiga ee Itoobiya ayaa lasheegay in arrintan Qadiyada OGADEN Laga wada haddalay,
Dowlada Kenya Iyo Dalal kalle oo reer Galbeed ah ayaa in muddo ah waday wada xaajod dhex mara labbada Dhan oo lagu soo af jaro khilaafka in baddan ka soo jiray Colaada Ogaden oo ku naf waayeen kumaankun shacab ah oo ay Ciidamada Dowlada Itoobiya lagu eedeeyay.
Halkan ka eeg Xgta Dowlada Turkiga. http://www.africaintelligence.com/ION/p ... 059199-BRE.