Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by Khalid Ali »



Aniga waxaad ii sheegta goormeynu Sudaan walaalo noqonay , Carabta kuwa Somaliland ugu neceb bay ku jiraan iloowhsiya dhowa ma Umul baa baan maqli jirayMaxammad Bixii Yoonis mala shaqadisia UN eeh u hayey waagu UN chief in Sudan aha bu ku qaldaya Somaliland. laakin Sudaan iyo Somaliland waligood walaalo ma ahayn balse nacab gamuurtay, Niloticka Dinkaha ba la qaatay markay Somaliland noqoto.

Anigu waxan fahmi waayey halku ka keeney Dibloomasiyad iyo Sudaan bay xidhid ka dhexeysa , Cumar bashiir halku ka keney numberka Siilaanyo safarad xidhidih wax inaga dhexeya ma jirto. Anigu waxan u so taagna , Madaxweyna rwanda iyo Madaxweyna ghana iyo madaxweyne senegal iyo madaxweyna nigeria oo taageeri in Somaliland lugu casumu shirka AU eeh ghana lugu qabaneyey 2007 accra iyo in madaxweynaha Somaliland khudbad ka jeediya shirka afrikan unionka.. Kan dhaliga weyn eeh Cumar bashiir aayaa bantugi u hanjabay oo yidhi aniga iyo masar baan waanu ka baxyna shirka iyo AU hadi Madaxweyne Somaliland lugu casumu Shirka Afrikan Unionka

Dadka reer Somaliland inay waligood ilawaaan godobta ay ka galeen dawlada sudaan iyo bashiir. Marka halku ka keeney maxammad biixi Yoonis Sudaan baanu walaalo nahay, halkeenu ku walaalownay goormey nasteexo naga dhexesyet. Ilaahow dalka Somaliland ka bad baadi dadkan incompetantka ilaahow u keen hoogaamiyaa codkar xilkas ah karti leh Xiiniyo leh
User avatar
LilEmperor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1322
Joined: Thu Sep 18, 2014 11:24 am
Location: I Eat ass.

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by LilEmperor »

Image


Wasirka arimaha looks gutted :pac:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by Khalid Ali »

Please no trolls in this thread orodo adeer futto kalo meelaha ka so leef leef..
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by anzeloti »

Runta ayuu sheegey Somalia iyo Sudan waa labo dowladood oo walaalo ah
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by Khalid Ali »

He never said Somalia he said Somaliland , biixi represents Somaliland
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by anzeloti »

Khalid Ali wrote:He never said Somalia he said Somaliland , biixi represents Somaliland
Somaliland wadan laa dhaho maa jiro sxb Sudan Somalia oo qur ah ayee taqaanaa oo keliya.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by Khalid Ali »

Anzelot walaal please i have no time to discuss with walanweyns whether SL exists or not , arimo waweyn ba anaga na sugeysa i dont care what Sudan taqano , Sudan anigau halkay waxba kam aha. Why an abgaal guy from Jowhar fixated on whether Somaliland exists or not mar mar Hawiyan waan la yaaba dont u have other pressing issues such as ur cabinet to be passed iyo waxyaalaahaas.
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by anzeloti »

Khalid Ali wrote:Anzelot walaal please i have no time to discuss with walanweyns whether SL exists or not , arimo waweyn ba anaga na sugeysa i dont care what Sudan taqano , Sudan anigau halkay waxba kam aha. Why an abgaal guy from Jowhar fixated on whether Somaliland exists or not mar mar Hawiyan waan la yaaba dont u have other pressing issues such as ur cabinet to be passed iyo waxyaalaahaas.
:lol:

I am from Xarardheere Mudug :ufdup:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by Khalid Ali »

Oke xarardheere ama meelaahas laakin ilaahay Somaliadada ha ku barakeeyo halka ka hay waayaahy dhe.
User avatar
HayWire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1827
Joined: Mon May 13, 2013 8:48 pm

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by HayWire »

MY CONDOLENCES RER WAQUYI :meles: :wow:
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by GAMES »

What would've keeping the weapons accomplished?
User avatar
gambit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 27, 2014 4:46 pm

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by gambit »

Keeping the weapons wouldn't give us a clear military advantage or superiority, we have heavier weapons then what was on that ship already.

it was good pr from an international perspective. somaliland govt showed they are proactive in the stopping the flow of illegal arms. It also showed punt land accusations are unsubstantiated and descredited them. From a domestic angle it looked weak and undesicive.
User avatar
LilEmperor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1322
Joined: Thu Sep 18, 2014 11:24 am
Location: I Eat ass.

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by LilEmperor »

GAMER wrote:What would've keeping the weapons accomplished?

Good question
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by samatar133 »

In la sii daayo markabka iyo hubka uu sido angu dhibba uma arko khaasatan hadii uu dhab yahay warkaa wasiirku sheegay ee ah in hubku si sharci ah uga yamid Sudan si sharci ahna ugu socday carwo ku taala Imaaraadka. Hadii warka aan hayaa dhab yahay, xataa hubka makabaka saaran maba ahayn, sida loo buunbuuniyay, wax sidaa u badan tiro ahaan iyo tayo ahaanba. Dhawr beebee oo gaboobay iyo laba ama sadex taangi iyo xoogahay madaafiic ahi maba aha wax siaa u sii weyn oo nagu kalifa hunguri burcadnimo oo galaafan kara danno intaa ka weyn oo SL leedahay.

Dhibta Somaliland haysataa waa hogaamin xumo. Wadanka waxa ka taliya oday saddex goor in ka badan hawl gabay oo dementia iyo xanuunada dadaka waayeelka ah lagu yaqaanaa u dheeryihiin. Taa waxa ka daran waxa uu isku xeeray canaasir, wajiyo xun iyo inan gumeedyo aan ku haboonayn xilalka ay ku habsadeen. Intaa aan sheegay oo dhan waxa ka sii daran tayo xumoda iyo talo xumada kuwa sheegta mucaaradka ee raba inay badalaan odaygan cadka ah :down:

Hadii aan u soo noqdo arinka markabkii hubka siday, sida ay dawladu uga falcelisay ayaa ku tusaya habacsanaanta baahsan iyo nidaam xumada meesha ka jirta.Bal maxaa u diiday inay iska aamusaan inta ay baadhitaanka iyo investigation ka dhamaysanayaan? mise odaygaa doqonka ah ee maddaxa cad, magaciisu muxuu ahaa? maxay cade? ayaan looga taag helayn inuu maalin kasta ciyaal saxaafad sheegta intuu gidaar la istaago, uu qabto wax uu ugu yeedho shir jaraa'id oo micno la'aan iyo is tus ah?
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Sudan banu walaalo nahay Ileen Yaab Muxu Yidhi (Fedeexad)

Post by Xildiiid »

Wadanka waxaa ka taliya odayga gaaban ee Xirsi beenaale iyo Waris Amina.

Odaygan nasakhan ee afka weyn isagaaba Suudani ah.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”