Breaking News: International Community Holding An Urgent Conference In Mogadishu, Federal State's Power Players Called

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Breaking News: International Community Holding An Urgent Conference In Mogadishu, Federal State's Power Players Called

Post by knet »

Image

War Deg Deg ah:-Madaxweynayaasha, Puntland,Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo ku wajahan Muqdisho.



Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’,Madaxweynaah Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan,ayaa maalinta bari oo Arbaco ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 4/2/2015 ku wajahan magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir.

Ujeedada socdaalkooda ayaa salka ku haysa shir ay uga qayb galayaan Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay isugu imanayaan Dowladaha ka tirsan Federaalka ee hada sida sharciga ah u jira.

Shirka ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Beesha Caalamka,waxaana looga wada hadlayaa sidii Dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka ay uga wada shaqayn lahaayen gaarida Hiigsiga 2016-ka maadaama gabaabsi iyo dib u socod ka jiro dhinaca Villa Soomaaliya iyo Baarlamaanka Feederaalka.

‘’.Shirka waxaa soo abaabulay Beesha Caalamka oo doonaysa inay si dhow u wada shaqeeyaan Federaalka iyo Maamul Goboleedyada,maalinta bari ayaa Madxaweynaha Puntland Dr. Gaas iyo Wafdigiisu ay ka duulayaan Garowe’’ Sidaa waxaa yiri Sarkaal ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo caawo la hadlay Warsidaha Puntlandi.com.

Magaalooyinka Garowe,Kismaayo iyo Baydhabo ayaa laga dareemayaa qabanqaabada Wufuuda kala duwan ay isugu diyaarinayaan shirka bari ka ka furmaya Muqdisho.

Wixii kaso kordha kala soco Warsidaha Puntlandi.com.

http://www.puntlandi.com.
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Breaking News: International Community Holding An Urgent Conference In Mogadishu, Federal State's Power Players Call

Post by knet »

Somali Government & Federal States Meeting In Mogadishu Discuss The Future of Somalia

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”