Post
by sahal80 » Thu Feb 05, 2015 3:40 pm
Lol
Nothing new just fahad yasin missing as rumours were expecting
Abdirizaq omar moving to the national security indicates of a potential reshuffle in the cabinet
Other news
Rumours r saying that former pm is due to move to nairobi
was recently seen meeting the regional presidents in mogadishu.
"a Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa hada akhrinaya Magacyada xubnaha Golaha Wasiirada oo ka kooban 25 xubnood, iyadoo ku dhawaaqistan ay ka duwan tahay ku dhawaaqidii hore oo uu labadii jeer ee u dambeysay uu Ra’iisul Wasaaruhu goob joog ka ahaa.
Wasiirada la magacaabay waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Dibada C/salaan Hadliye Cumar, Wasiirka Amniga C/risaaq Maxamed Cumar, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Gaashaandhiga C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar
Magacyada Wasiirrada
Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen
Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda
Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga
Cabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka
Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta
Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha
Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta
Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka
21 Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha
22 Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
23 Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
24 Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta
25 Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda
26 Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
Magacyada Wasiiru-dawlayaasha
Khaalid Cali Cumar
Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda
Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda
Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga
Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Bii’adda (Deegaanka)
Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada
Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka
Daa’uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha
Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada
Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
10 Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka
11 Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha
12 Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda
13 Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta
14 Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
Magacyada Wasiirro ku-xigeenada
Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda
5
Cabadalla Xuseen Cali Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi
Wasaaradda Gaashaandhigga
Wasaaradda Gaashaandhigga
7 Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda
8 Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada
9 Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
10 Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey)
Wasaaradda Dastuurka
Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha
Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta
21 Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka
22 Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha
23 Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
24 Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
25 Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta
26 Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda