Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by Rabshoole »

Makane iyo Jijeele ought resolve their difference. This once peaceful gobol is on a destruction path. :down:
Ururka Midowga Afrika ayaa cambaareeyay dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beel oo maalintii labaad ka socda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maman S. Sidikou oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Midowga Afrika uu ka qeyb qaadanayo sidii loo joojin lahaa colaaddaas.
Danjiraha ayaa labada beel ee dagaallamaya u jeediyay inay joojiyaan colaadda, isla markaana ay ixtiraamaan dadaallada nabadda ee socda.
Wuxuu xusay in Midowga Afrika uu gacan ka gaystay sidii loo heshiisiin lahaa beelo horay ugu dagaallamay gobolka Shabeellaha hoose.
Dhinaca kale, danjiraha ayaa baarlamaanka Soomaaliya ka dalbaday in si degdeg ah ay u ansixiyaan wasiirrada cusub ee uu soo magacaabay raysul wasaare Cumar Cabdirashid Cali.
Waxuu sheegay in wasiirada cusub ay horyaalaan howlo badan oo kahad ku yimid tan iyo markii ay meesha ka baxday xukuumadii kalsoonida lagala noqday.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by sahal80 »

Its not exactly the town and doesn't effect it, its some isolated place along jiinka wabiga but very beutiful and now is part of hawlwadaag but use to be home to 77 refugees before. Its called siigaalow

It should have been deployed forces yesterday but the hawadle elders have asked the admin to wait from them bc they don't want this to effect their close relations with the two sides

They agreed to stop it but they re-started it today and the troops were deployed in there.

Things r back to normal now.

https://fbcdn-photos-f-a.akamaihd.net/h ... d3da52ecca
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by waraabe251 »

YAWN

will somalia ever fix up or is this a plot for them to get free hand outs from interantional community
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by AbkoowDhiblaawe »

wtf is makane iyo jijeele? yey galaan :?
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by LeJusticier »

Warsheekh wrote:wtf is makane iyo jijeele? yey galaan :?
:damn:

Dhaqan celin weyn baad u baahantahay.

These are all hawiyaha yaryar.

Did did you heard sadex geed, silcis Hawiye or xaskul hawiye?
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by samatar133 »

Makane miyaanay jareerta ahayn aka Kamasle Hawiye?
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by AbkoowDhiblaawe »

LeJusticier wrote:
Warsheekh wrote:wtf is makane iyo jijeele? yey galaan :?
:damn:

Dhaqan celin weyn baad u baahantahay.

These are all hawiyaha yaryar.

Did did you heard sadex geed, silcis Hawiye or xaskul hawiye?
:wtf: ninyo hawiyaha tiro badanaa. I got xaskul relatives, silcis waan maqlay uun waligey ma arkin lol. Sedex geedi hawiyaha maha kuwaas boon waaye :lol:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by AbkoowDhiblaawe »

samatar133 wrote:Makane miyaanay jareerta ahayn aka Kamasle Hawiye?
their aint no kamasle hawiye. that was some political thing. Ab iyo issir isuma lihiin jareer.
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by samatar133 »

^
waan gartay :up:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by sahal80 »

Warsheekh wrote:wtf is makane iyo jijeele? yey galaan :?
makane r reer shabelle-bantu- who got brought to the region by ajuran for farming but not the same numbers in middle shabelle though, when you enter kililka-qalafe- they r more in there and r known as reer baare

Jijeele is gugundhabe, the sister of badicadde, They live in hawlwadaag district of baladweyne, farlibaax at the ethiopian borders and quracjoome of bakool also r scattered up to ceelbarde in bakool

Jijeele r the gugundhabe wariors and they r armed bc they fight al shabaab

This causes some clashes between them, gaaljecel and jareer

All of them share hawlwadaag

Police and SNA have a station in there but the fight happens in the outskirts.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote:

waan gartay i thought the fight was between xawaadle iyo gaaljecel when i first read the title. I knew gaaljecel lived in hawlwadaag but not the rest. :up:
nerdfresh
Posts: 203
Joined: Tue Jul 03, 2012 4:57 pm
Location: haafada

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by nerdfresh »

Kkkkkkkkk @ what is jejeele. U know damn right who is jejeele, the younger brother of murule and baadhi cade of the noble gugungdhaabe the antixabashi clan you are not nasab like us or the murusade or the habar gidir. All the Somali people know abgal and xawaadle as the amisom puppets the Ethiopian lapdogs that is why everyone knows you everyone knows and remembers evil

Makaane are good people fighting will stop. Lol @ hawadle good relations with both sides. Propaganda sahal who says close thread after someone posts another opinion

We are not antishabab no one believe sahal he is lying. He wants an ally in hiiraan. No one is prohawadle in Hiraan he is lying he is propaganda man. Don't ever put jijeele in your mouth

Looool jijeeele only live in howlwadaag
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by AbkoowDhiblaawe »

wow. Talk about being butthurt. Waryaa i'm sorry for not knowing who your laangaab subclan was. :eat:
nerdfresh
Posts: 203
Joined: Tue Jul 03, 2012 4:57 pm
Location: haafada

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by nerdfresh »

abgal and hawaadle the only clans in Hawiye who bring amisom and xabashi. Karanle habargidir duduble gugundhabe never ever bring foreigners. These clans the only ones who are noble.

Abgal is big because you bring everyone to join your clan. There are barwaani looking abgals and bantu looking abgals. U are fake confederation. Mudulood is confederation. Ujejeen is digil clan. You absorbed a lot of digil in ujejeen. I rather be small clan than be xabashi amisom whore. U can't defeat murusade and duduble alshabab u r the weak ones u bring ugandese. Xawadle can't defeat gugundhabe so they bring xabashi.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Maalinta labaad oo Beledweyn dagaal ka socdo

Post by AbkoowDhiblaawe »

Ilaahay baa badiyay beelweynta Mudulood :blessed:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”