NISA chief Tuuryare deploys N ends training NISA security to Mudug & Galgaduud.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

NISA chief Tuuryare deploys N ends training NISA security to Mudug & Galgaduud.

Post by THE_TRUTH1 »

Taliyaha Hay.ada Sirdoonka iyo nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed oo tababar Dhuusa Mareeb ugu soo xiray Ciidamo Hay.ada ka tirsan .


Posted on February 9, 2015 by Ahmed Kaahiye in WARAR, WARARKA // 0 Comments

Image

Share
Taliyaha Hay.adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo Maanta Gaaray Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan Hay.adda oo dhawaanahaanba tababar uga socday Magaaladaas .

Taliyaha ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada uu tababarka u soo xiray ay yihiin kuwii sugilahaa amaanka Gobolka Galgaduud isla markaana Cadawga ka Xoreyn lahaa Dhamaan Gobolada dalka isagoo ugu goodiyay Kooxda Argagixisada ah Ee Al shabaab in Dalka ay ka Ciribtiri doonaan.

Taliyaha ayaa Bulshada Gobolka Galgaduud ugu Baaqay in Ciidamada amaanka ay la shaqeeyaan isla markaana ay kala qayb qaataan Ciribtirka Kooxda Argagixisada ah Ee Al shabaab oo horay dadka Deegaanku ay iskaga Dulqaadeeen waxaana Hadda Dhuusa mareeb ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu amaanka Badan Gobolka Dalka Somalia.

Cabdi Raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa waxaa uu sheegay in Kooxda Al shabaab ay Doonayaan in ay isku diraan Shacabka Walaalaha ah “Ciidamo qalabkoodu u dhameystiran yahay oo aan ugu talo galnay in ay amaanka Galgaduud iyo Mudug Sugaan ayaan idiin Keenay adinkuna la shaqeeya Diyaaradihii Darooniskana waan soow adnaa oo Kooxaha Dhulka Howdka ah ku Baacsan doona”ayuu yiri Tuuryare
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”