GALKAYO YOUTH PROJECT (BOTH NORTH / SOUTH)

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5892
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

GALKAYO YOUTH PROJECT (BOTH NORTH / SOUTH)

Post by waryaa »

Call for concept notes
==========

Are you a Somali-owned and managed institution or business? Are you passionate about
helping the youth of North Galkayo build their own future?
==========

The Stability Fund wants to invest in a local organisation to promote youth
participation in future economic growth and peace building in North Galkayo.

We invite you to submit a concept note. Please visit our website. (
http://www.stabilityfund.so/Documents/1 ... rogram.pdf
)

You can also follow us on Twitter @stabilityfund, (
https://twitter.com/stability_fund ) facebook.com/stabiltyfund.so (
http://www.facebook.com/stabiltyfund.so ) or email us at contact@stabilityfund.so (
mailto:contact@stabilityfund.so )
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5892
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: GALKAYO YOUTH PROJECT (BOTH NORTH / SOUTH)

Post by waryaa »

Baaq codsi fikrado mashaariic
==========

Ma leedihiin urur Soomaaliyeed? Ma leedahay waayo-aragnimo kor u qaadaya ka-qaybalka
dhallinyarada ee koboca dhaqaalaha iyo nabad-dhisidda Waqooyiga Gaalgacyo iyo guud
ahaan Soomaaliya?
==========

Dhallinyarada Soomaaliyeed ay waajib tahay in kaalin firfircoon ay ka qaataan
dib-u-dhiska dalka si kor loogu qaado in la helo mustaqbal nabad iyo barwaaqo ku
dhisan. Sanduuqa Stability Fund waxaa uu raadinayaa la-hawlgale fulineed oo soomaali
leedahay ayna maareeyaan, oo Soomaaliyana ku sugan oo kor u qaadaya ka-qaybalka
dhallinyarada ee koboca dhaqaalaha iyo nabad-dhisidda Waqooyiga Gaalgacyo iyo guud
ahaan Soomaaliya.

Sanduuqa Stability Fund waxaa uu ururrada/hay’adaha Soomaaliya xaruntoodu tahay ku
martiqaadayaa in ay soo gudbiyaan Fikrado. Faldan booqo barteenna internet-ka (
http://www.stabilityfund.so/Documents/1 ... am_SOM.pdf
)

Waxa aad sidoo kale lagala socon kartaa Twitter @Stability_fund (
https://twitter.com/stability_fund ), facebook.com/stabiltyfund.so (
http://www.facebook.com/stabiltyfund.so ) ama email–ka contact@stabilityfund.so (
mailto:contact@stabilityfund.so )
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5892
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: GALKAYO YOUTH PROJECT (BOTH NORTH / SOUTH)

Post by waryaa »

Call for concept notes
==========

Are you a Somali-owned and managed institution or business? Are you passionate about
helping the youth of South Galkayo build their own future?
==========

The Stability Fund wants to invest in a local organisation to promote youth
participation in future economic growth and peace building in South Galkayo.

We invite you to submit a concept note. Please visit our website. (
http://www.stabilityfund.so/Documents/1 ... rogram.pdf
)

You can also follow us on Twitter @stabilityfund, (
https://twitter.com/stability_fund ) facebook.com/stabiltyfund.so (
http://www.facebook.com/stabiltyfund.so ) or email us at contact@stabilityfund.so (
mailto:contact@stabilityfund.so )
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5892
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: GALKAYO YOUTH PROJECT (BOTH NORTH / SOUTH)

Post by waryaa »

Ma leedihiin urur Soomaaliyeed? Ma leedahay waayo-aragnimo kor u qaadaya ka-qaybalka
dhallinyarada ee koboca dhaqaalaha iyo nabad-dhisidda Koonfurta Gaalgacyo iyo guud
ahaan Soomaaliya?
==========

Waxaa si ballaaran loo aqoonsan yahay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay waajib tahay
in kaalin firfircoon ay ka qaataan dib-u-dhiska dalka si kor loogu qaado in la helo
mustaqbal nabad iyo barwaaqo ku dhisan. Sanduuqa Stability Fund waxaa uu raadinayaa
la-hawlgale fulineed oo soomaali leedahay ayna maareeyaan, oo Soomaaliyana ku sugan
oo kor u qaadaya ka-qaybalka dhallinyarada ee koboca dhaqaalaha iyo nabad-dhisidda
Koonfurta Gaalgacyo iyo guud ahaan Soomaaliya.

Sanduuqa Stability Fund waxaa uu ururrada/hay’adaha Soomaaliya xaruntoodu tahay ku
martiqaadayaa in ay soo gudbiyaan Fikrado. Faldan booqo barteenna internet-ka. (
http://www.stabilityfund.so/Documents/1 ... am_SOM.pdf
)

Waxa aad sidoo kale lagala socon kartaa Twitter @Stability_fund (
https://twitter.com/stability_fund ), facebook.com/stabiltyfund.so (
http://www.facebook.com/stabiltyfund.so ) ama email–ka contact@stabilityfund.so (
mailto:contact@stabilityfund.so )
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”