Page 1 of 1

Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Mon Feb 16, 2015 1:51 pm
by XimanJaale
Image

Image

Image
Madasha wadatashiga iyo midnimadda umadda Soomaaliyeed ayaa maanta shir ku yeeshey magaalada Muqdisho, waxaana shirkoodu ahaa mid ay ku dooranayaan masuuliyiinta ugu sareysa golaha midnimadda.

Madashan oo ka kooban Xildhibaano iyo siyaasiyiin magac dheer ku leh dalka Soomaaliya, ayaa ujeedkiisa loo asaasey yahay sidii ay talada dalka wax ugu yeelan lahaayeen.


Madasha Midnimada ayaa maanta doortey guddoomiye iyo labadiisa ku xigeen, waxaana guddoo,iyaha Madasha Midnimada iyo Wadatashiga loo doortey raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Shiikh Axmed, labadiisa ku xigeen ayaa loo doortey Cabdiraxmaan Baadiyow, oo sanadkii 2012 ka mid ahaa Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xildhibaan. Xuseen Carab Ciise oo mar soo noqdey Wasiirka gaashaandhigga.


Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Shiikh ayaa miisaan siyaasadeed ku yeeshey Soomaaliya kadib markii dad badan oo ka soo horjeeda siyaasadda Damuljadiidku ay arkeen in u yahay nin go’aan adag, isla markaana leh awood uu wax dalka uga qaban karo, waxaana taageerayaashiisa ka mid noqdey Xildhibaano badan oo aaminsan in lugaha loo bixiyo siyaasadda Damuljadiid ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.

Madasha wadatashiga ayaa ah kan ugu awoodda badan dhaq-dhaqaaqyada isu diyaarinaya isbeddelka 2016 , inkasta oo shaki weyn laga qabo in xil kororsi uu dhaco.

Re: Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Mon Feb 16, 2015 2:31 pm
by AbdiJohnson
Can you translate this please in two sentences?

I am,

Abdi "Thank you" Johnson

Re: Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Mon Feb 16, 2015 4:14 pm
by XimanJaale
AbdiJohnson wrote:Can you translate this please in two sentences?

I am,

Abdi "Thank you" Johnson
Abdi-gaal sure,

Your hero Baldy was nominated by a group of politicians and parliamentarians to lead political block representing the unity and reconciliation of the Somali nation.

I am,

Ximan '' :pacspit: '' Jaale

Re: Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Mon Feb 16, 2015 4:17 pm
by AbdiJohnson
Stop calling him baldy.

He will be the next President


I am,

Abdi "Give your respect" Johnson

Re: Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Mon Feb 16, 2015 4:31 pm
by XimanJaale
AbdiJohnson wrote:Stop calling him baldy.

He will be the next President


I am,

Abdi "Give your respect" Johnson
Why are u defending the baldy? Is he a closet atheist like you?


I am,

Ximan ''Farmaajo will be the next president'' Jaale

Re: Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Mon Feb 16, 2015 4:34 pm
by TheblueNwhite
Bunch of dumb asses gathering for coffee and cake. Baashaal.net.

Baldy is gone and has no political weight. The fact that he gathered support from Baadiyoow and playboy ina Carab makes him the most retarded man in Somalia.

Re: Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Mon Feb 16, 2015 4:37 pm
by Substance
This is good news. 2016 is just around the corner.

Re: Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Mon Feb 16, 2015 4:39 pm
by XimanJaale
TheblueNwhite wrote:Bunch of dumb asses gathering for coffee and cake. Baashaal.net.

Baldy is gone and has no political weight. The fact that he gathered support from Baadiyoow and playboy ina Carab makes him the most retarded man in Somalia.
So who are the political weights then? Bal enlightened us.

Funny how Gurguurte was struggling to get Cumar Buur's cabinet's to be accepted by the parliament, and was rejected 3 times in a row.

Re: Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Mon Feb 16, 2015 4:41 pm
by AbdiJohnson
XimanJaale wrote:
AbdiJohnson wrote:Stop calling him baldy.

He will be the next President


I am,

Abdi "Give your respect" Johnson
Why are u defending the baldy? Is he a closet atheist like you?


I am,

Ximan ''Farmaajo will be the next president'' Jaale
You can't compare cubicle worker Farmaajo to Abdiweli

I am,

Abdi "Farmaajo is not a leader" Johnson

Re: Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Mon Feb 16, 2015 4:49 pm
by TheblueNwhite
This isn't a tit for tat convo. I dont give a toss about HSM.

Baadiyow, and Ina Carab nin ag fadhiya wax meel kuma haayo. Qof walba oo siyaasada la socda ayaa intaa fahmaaya. Opinion waa la dhiiban karaa. HSM nin hor istaagi karo ayaan jirin maanta, wuxuu rabo ayuu helaa, because he is number 1.


Number 2 hadaad tahay wax aad tahay ma jirto, waa wax la wada og yahay. Hadaadan 1 ahayn, RIP. Waa intaa warka.

Re: Ex-PM Baldy was elected to lead new political block -pics

Posted: Fri Feb 20, 2015 6:13 am
by CaliQase
AbdiJohnson wrote: You can't compare cubicle worker Farmaajo to Abdiweli

I am,

Abdi "Farmaajo is not a leader" Johnson
:holdup: Are you f-king retarded??

I am,

Ali"Farmaajo iyo Baldly waa kaaf iyo kala dheeri"Qase