Most of those killed yesterday were puntlanders

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Most of those killed yesterday were puntlanders

Post by Somaliman% »

It's very sad that puntlanders are slaughtered in mogadisho like this everyday. Most of the victims in this attack were puntlanders. So are many other attacks. Not to mention many mps killed in the past were from puntland.

Akhriso Magacyada Arday,Siyaasiyiin iyo Isim reer Puntland oo ku dhintay qarixii shalay ka dhacay Muqdisho.
Arday reer Puntland ah,Siyaasiyiin,Isimo iyo Ciidamo ayaa umada reer Puntland kaga geeriyooday qarixii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana dadka ugu badan ee qaraxa ku dhintay ay ahaayen reer Puntland.
Liiska Magacyada dadka reer Puntland ee qaraxa Muqdisho ku dhintay;-
1- Cabdi Shakuur Mire Aadan oo xilal kala duwan kaso qabtay Puntland ahaana Qoraa,
2- Agaasimihii hore ee Wasaaradda Ganacsiga Puntland Maxamed Yuusuf Sharlaawe.
3- Shire Jaamac Xassan oo ahaa Arday reer Puntland ah oo Muqdisho u doontay Waxbarasho Jaamacadeed oo Turkiga ah.
4- Maxamed Amiin Guure Arday reer Puntland ah oo Waxbarasho Jaamacadeed oo Turkiga ah sugayay.
5- Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Yaasiin Keenadiid oo ka mid ahaa Isimada Puntland.
6- Xildhibaan Axmed Ducale Xaaji Kafee oo ka tirsanaa Golaha Baarlamanka Puntland.
7- Cabdifataax Khaliif Baadiye oo ahaa La-taliyaha Ra’iisul Wasaaraha
8- Axmed Abshir Muuse Sarkaal oo ahaa Sarkaal ka tirsan Ciidanka.
9- 6-askari oo reer Puntland ah oo ahaa illaalada Ra’iisul Wasaare Sharmaarke iyo dad kale.
Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa si adag u cambaareeyay qaraxa ka dhacay Muqdisho.
Gobolada Puntland ayaa si wayn looga dareemay Ardayda,Isimada,Siyaasiyiinta iyo Saraakiisha reer Puntland ee qaraxa ku Nafwaayay.
Si kastaba ha ahate,umada reer Puntland ayaa wali u taagan sidii umada Soomaaliyeed ay dib ugu hanan lahaayeen Qaranimadii ka burburtay.
http://www.puntlandi.com.
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: Most of those killed yesterday were puntlanders

Post by waraabe251 »

Somaliman% wrote:It's very sad that puntlanders are slaughtered in mogadisho like this everyday. Most of the victims in this attack were puntlanders. So are many other attacks. Not to mention many mps killed in the past were from puntland.

Akhriso Magacyada Arday,Siyaasiyiin iyo Isim reer Puntland oo ku dhintay qarixii shalay ka dhacay Muqdisho.
Arday reer Puntland ah,Siyaasiyiin,Isimo iyo Ciidamo ayaa umada reer Puntland kaga geeriyooday qarixii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana dadka ugu badan ee qaraxa ku dhintay ay ahaayen reer Puntland.
Liiska Magacyada dadka reer Puntland ee qaraxa Muqdisho ku dhintay;-
1- Cabdi Shakuur Mire Aadan oo xilal kala duwan kaso qabtay Puntland ahaana Qoraa,
2- Agaasimihii hore ee Wasaaradda Ganacsiga Puntland Maxamed Yuusuf Sharlaawe.
3- Shire Jaamac Xassan oo ahaa Arday reer Puntland ah oo Muqdisho u doontay Waxbarasho Jaamacadeed oo Turkiga ah.
4- Maxamed Amiin Guure Arday reer Puntland ah oo Waxbarasho Jaamacadeed oo Turkiga ah sugayay.
5- Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Yaasiin Keenadiid oo ka mid ahaa Isimada Puntland.
6- Xildhibaan Axmed Ducale Xaaji Kafee oo ka tirsanaa Golaha Baarlamanka Puntland.
7- Cabdifataax Khaliif Baadiye oo ahaa La-taliyaha Ra’iisul Wasaaraha
8- Axmed Abshir Muuse Sarkaal oo ahaa Sarkaal ka tirsan Ciidanka.
9- 6-askari oo reer Puntland ah oo ahaa illaalada Ra’iisul Wasaare Sharmaarke iyo dad kale.
Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa si adag u cambaareeyay qaraxa ka dhacay Muqdisho.
Gobolada Puntland ayaa si wayn looga dareemay Ardayda,Isimada,Siyaasiyiinta iyo Saraakiisha reer Puntland ee qaraxa ku Nafwaayay.
Si kastaba ha ahate,umada reer Puntland ayaa wali u taagan sidii umada Soomaaliyeed ay dib ugu hanan lahaayeen Qaranimadii ka burburtay.
http://www.puntlandi.com.
dont bullshid. it was a isaaq hotel targted, most of the officials were isaaq. the women was dir who was radicalised by her darod husband who died in mogadishu last year
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Most of those killed yesterday were puntlanders

Post by FarhanYare »

BS
This is the biggest damage alshabaab did when it comes to the number of fatalities so far 25 killed AUN. These weak mofos ineey naag masakiin soo diiran ma'eheen ineey isqarxiyaan baa ficnaan laheed that way they can search for the jaano right away :eat:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Most of those killed yesterday were puntlanders

Post by Babygirl- »

It's 2015 we shouldn't be claiming each other everything is clear, some of the names you ppl put down on your list are Khaatumites weliba well known ppl and soldiers too. respect people's wishes. AUN.
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: Most of those killed yesterday were puntlanders

Post by Somaliman% »

[/quote]
dont bullshid. it was a isaaq hotel targted, most of the officials were isaaq. the women was dir who was radicalised by her darod husband who died in mogadishu last year[/quote]
Actually it was a woman and her husband who carried out the bombing yesterday. Check again most of those killed were puntlanders.
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Most of those killed yesterday were puntlanders

Post by samatar133 »

I have three pages of AUN and Ilaahay cafimaad ha siiyo commnets on my facebook :tocry:
Now I know four guys from Hargiesa, three injured and one dead AUN, two of the three injrured were my former classmates in Hargiesa.
AUN dhamaan dadkii ku dhintay meeshaa, caafimaadna hasiiyo intii ku dhaawacantay. Amiin.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Most of those killed yesterday were puntlanders

Post by Togdeer »

Has Al-Shabab owned up to the terror crime committed yesterday?
Or was there something else behind these killings?
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: Most of those killed yesterday were puntlanders

Post by Somaliman% »

May Allah catch those murderous cowards. Killing innocent people everyday. Ilaahey ha u naxariisto everyone who died in this barbaric attack.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Most of those killed yesterday were puntlanders

Post by Siciid85 »

Samatar Ilaahay ha unaxariisto saxibkaa, kuwa dhaawcana caafimaad degdeg ah.m
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”