Page 1 of 1
"Your child has Down syndrome "...She refused to accept it
Posted: Tue Feb 24, 2015 7:58 pm
by FieldMarshalMenace
Our people are at times very ignorant.
So the other day I took a qabiil related old dude and his young wife he imported from Africa and their 3 month old son.
Apparently he is b
Re: Waliga dhuuso qarmuun ma ka fakatey while in public ?
Posted: Tue Feb 24, 2015 7:59 pm
by GAMES
Maya.
Re: Waliga dhuuso qarmuun ma ka fakatey while in public ?
Posted: Tue Feb 24, 2015 8:55 pm
by KartiHaween
gabdhuhu dhuuso lavenders, jasmine, uunsi iyo foox u uray dhuusaan. marka dadka markaan ku ag dhuuso waxay dhahaan war waa maxay caraftan nalagu siidaayey. Maba moodaan in ay dhuuso tahay.
suaashaada labaad hadaan ka jawaabo. Haa, nin baa malin aniga iyo reerkeyga oo suuqa ka adeegsaneyno ayuu bahal na suuxin gaadhay buu ogatagay laneka.
Re: Waliga dhuuso qarmuun ma ka fakatey while in public ?
Posted: Tue Feb 24, 2015 8:59 pm
by KartiHaween
oops. wrong thread.
Re: Waliga dhuuso qarmuun ma ka fakatey while in public ?
Posted: Tue Feb 24, 2015 9:04 pm
by Bella18
KartiHaween wrote:gabdhuhu dhuuso lavenders, jasmine, uunsi iyo foox u uray dhuusaan. marka dadka markaan ku ag dhuuso waxay dhahaan war waa maxay caraftan nalagu siidaayey. Maba moodaan in ay dhuuso tahay.
suaashaada labaad hadaan ka jawaabo. Haa, nin baa malin aniga iyo reerkeyga oo suuqa ka adeegsaneyno ayuu bahal na suuxin gaadhay buu ogatagay laneka.

Re: "Your child has Down syndrome "...She refused to accept it
Posted: Tue Feb 24, 2015 9:05 pm
by FieldMarshalMenace
War dhuusadan aad ka hadleysaan waa maxay
Re: Waliga dhuuso qarmuun ma ka fakatey while in public ?
Posted: Tue Feb 24, 2015 9:57 pm
by MujahidAishah
KartiHaween wrote:gabdhuhu dhuuso lavenders, jasmine, uunsi iyo foox u uray dhuusaan. marka dadka markaan ku ag dhuuso waxay dhahaan war waa maxay caraftan nalagu siidaayey. Maba moodaan in ay dhuuso tahay.
suaashaada labaad hadaan ka jawaabo. Haa, nin baa malin aniga iyo reerkeyga oo suuqa ka adeegsaneyno ayuu bahal na suuxin gaadhay buu ogatagay laneka.
Allah meance sowka bahal dhuuso ahh thread lagu sii dhayeey
