Just read this news right now...!!...if its true, then whats the use for reshuffling ministers few months ahead of the elections..!!.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa isku shaandhayn balaadhan ku sameeyay Golihiisa Wasiirada.
Wareegtadan oo soo baxday abaara 2:00 Habeenimo oo uu ku saxeexna afhayeenka Madaxtooyada Somaliand Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa waxa uu isku shaandhayn, magacaabis iyo waliba xil ka qaadis ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, Hay'adaha Madaxa Banaan iyo waliba taliyeyaasha Ciidamada kala duwan.
wareegtadan oo dhamaystiran ayaa u dhignayd sidan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3002/022015 uu xilka qaadis, magacaabid, iyo isku bedel balaadhan ku sameeyey golaha wasiirada, w/kuxogeenada, Agaasimeyaasha guud qaar ka mida, Taliyeyaasha Ciidamada iyo Hay’adaha Madaxa banaan.
- See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id ... 7l2Gl.dpuf
is there a reshuffle in S/L Government..!!
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4824
- Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
- Location: east south west north
Re: is there a reshuffle in S/L Government..!!
Finally the corrupt ina samaale is out lets see if zamzam can do better zubeerawals are 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 481 Views
-
Last post by Beer-Dilaacshe
-
- 28 Replies
- 2188 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 2 Replies
- 703 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 5 Replies
- 1115 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 573 Views
-
Last post by sahal80
-
- 27 Replies
- 1947 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 2 Replies
- 9622 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 0 Replies
- 634 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 22 Replies
- 1156 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 0 Replies
- 827 Views
-
Last post by BigBreak