Somali Government Tells SNM Rebel Leader Siilaanyo Get The Fuck Out Of Here Boy!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Somali Government Tells SNM Rebel Leader Siilaanyo Get The Fuck Out Of Here Boy!!!

Post by knet »

Maamulka SNM told “u dont decide who is in our side of the talks”. You dont represent the clans of Maamulka Awdal and Maamulka Khatumo
You present only the somalidiids of the middle clan. You cant represent somalidoons from middle clan, u cant represent somalidoons from regional states awdal and khatumo.
:lol: :lol: :lol:

Dowladda Somalia oo Qabsoomid la’aanta Shirka Turkiga ku eedeysay Wafdiga Somaliland
0 0 Google +0 0

Isniin, Maarso 02, 2015 (HOL) — Dowlada federaalka Somalia ayaa ku eedeysay wafdiga ku meletaya maamulka Somaliland Wadahadallada Turkiga ee Somalia iyo Somaliland u dhexeeya ay ku guul-darreysteen inay soo fariisto miiska wadahadalka, iyagoo lasoo baxay shuruurdo la xiriira dadka dhinaca Soomaaliya ku matalaya shirka.

Wafdiga ay dowladdu u dirtay inay uga qaybgalaan wadahadallada ayay ku sheegtay inay yihiin xubno damaanad buuxa ka qaba dowladda Somalia si ay wadahadallada Turkiga ugu matalaan.

“Laba dhinac oo wadahadlaya midkoodna xaq uma laha inuu midka kale u yeeriyo cidda ay tahay inay metesho. Arrintaasi waxay xad-gudub ku tahay heshiisyadii hore loo gaaray iyo hab-dhaqanka caalamiga ah ee wada-xaajoodka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Somalia.

Sidoo kale, dowladda Somalia ayaa sheegtay in wafdiga Soalia oo shirka la yimid niyad-wanaag iyo Soomaalinnimo, ay shuruudo ku xireen Somaliland, waxaana dowladdu ay sheegtay in ergada Somaliland ay kaligeed mas’uul ka tahay inuu qabsoomi waayo shirkani.

“Dowladda federaalka Somalia mar walba waxay u taagan tahay midnimada Soomaaliya waxay caddeynaysaa inay diyaar u tahay wadahadal aanay shuruud ku xirnayn oo dan u ah midnimada iyo horumarinta shacabka Soomaaliyeed oo si fool-ka-fool la isugu soo hor-fariisto,” ayaa lagu yiri warka dowladdu ay soo saartay.

Ugu dambeyn, wafdiga dowladda Soomaaliya uga qayb-galaya shirka wuxuu dib ugu soo laabanayaa Somalia si uu wadatashi ula sameeyo madaxda sare ee Qaranka iyo dhinacyada ay sida tooska u quseeyo wadahadalladan.

Si kastaba ha ahaatee, dowladda Somalia ayaa uga mahadcelisay dowladda Turkiga marti-gelinta labada wafdi iyo dhiirri-gelinta wadahadallada labada dhinac u dhexeeya.

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Mar/wa ... MakLB.dpuf
Now the world sees this is a disgruntled minority middle clan that wants secession, all the other somalis in waqooyi galbeed wants Unity. :som: :mrgreen:
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: Somali Government Tells SNM Rebel Leader Siilaanyo Get The Fuck Out Of Here Boy!!!

Post by 1moonlight »

1moonlight wrote: isaaq should stop lying to themselves , they know well that the USA, EU, IGAD, Ethiopia, Djibouti, will never ever recognise Somaliland, it will lead to Many African countries breaking up, even if UK recognizes Hargeeysa then Scotland and Wales will also want to break away from England, that's why the UK has embassy in Muqdisho.

now believe it or not, what i have been saying for a long time has come true, Suldaan Wabar and Khaatumo have the support of Djibouti, Ethiopia, and SFG, the plan is to make isaaq submit to Muqdisho with talks or with using Gadabuursi and Harti who own the majority of the land in former British Somaliland.
http://heemaalnews.com/index.php/warark ... da-waqooyi

Ethiopia aad beey u necebtahay Somaliland sababtoo ah Somaliland oo aqoonsi hesho waxeey dhib ku tahay Ethiopia oo ururo badan ka dhex jiraan sida Oromada iyo Somali Region.

Ethiopia mucaarad kasta oo Somaliland ka jiro waxeey uuga yeertaa Addis Ababa oo eey la shiraan ka lana hadashaa dekeda Berbero iyo dhaqaalaha Somaliland, ma is weeydiisay Ethiopia maxeey ula shirtaa qof walboo mucaarad ah? ma is weeydiisay maxeey Ethiopia u yastaa dowlada Somaliland? muqaal aan maalin horay daawaday ayaa waxaa lagu wareeystay nin Mucaarad xisbi oo reer SomaliLand ah oo lasu aalay maxeey Ethiopia ula kulantaa mucaaradka oo eey ugala hadashaa arimaha degeda Berbera iyo dhaqaalaha? markaasuu ku jawaabay Ethiopia iyo dowlada Kulmiye weey is af garan waayeen kkkkkk ( it was Yusuf Budle who said it ) midaas ayaa cadeen kuugu filan in Ethiopia dooneeyso Bur burka maamulka isaaqland.

Somaliland has no friends in this world even your neighbours Djibouti and Ethiopia wants you gone, because Somaliland is a clan state just like Oromia, Jubaland, SWS, Central State, Kaatumo and Puntland.

isaaq qabiilo badan ayuu dhulkooda xoog ku heeystaa, laakiin ogaaw goordhaw Sool Sanaag, Cayn iyo Awdal weey xoroobayaan insha allaah.

the only Solution for the Horn of Africa problems is United Somalia :som: :som: :som:
User avatar
Lancer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2374
Joined: Fri Dec 05, 2014 5:32 pm
Location: Holy Britannian Empire

Re: Somali Government Tells SNM Rebel Leader Siilaanyo Get The Fuck Out Of Here Boy!!!

Post by Lancer »

Image
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: Somali Government Tells SNM Rebel Leader Siilaanyo Get The Fuck Out Of Here Boy!!!

Post by Rambie »

It's the other way around. :lol:
User avatar
Typhoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2210
Joined: Wed Apr 14, 2010 1:42 am
Location: Ubi concordia, ibi victoria - Publius Syrus

Re: Somali Government Tells SNM Rebel Leader Siilaanyo Get The Fuck Out Of Here Boy!!!

Post by Typhoon »

-
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”