Maantay Magaalada Marko iyo Gobolka Shabeelada Hoose wuxuu ku waa bariistay Nabad iyo dabaal deg Alhamdulillah.
Gobolkaan Shabeelada Hoose kama maarmo Hawiye ama HabarGidir maxaa yeelay hay ad ama shirkat kasta ee Gobolka ka hawl gasho waxaa iska leh dhamaan Beelaha Hawiye, Beeraha intooda badan waxaa iska leh Beesha Hawiye even Shariif Xasan knows this.
now Beesha Biimaal been ayaa loo sheegay oo rajo been ah ayaa lagu abuuray laakiin dhibaato weeyn ayaa ka soo gaartay fidnada ee gobolka ka abuureen.
maantay Biimaal guryahooda iyo Tuulooyinkooda weey ka qaxeen oo duurka ayeey ku dhamaadeen.
CADEEYN WAA KANAA VIDEO, DHOOR BERI KA HOR MARKEEY WASIIRADA KOONFUR GALBEED EEY TAGEEN NO:50, wasiirada Biimaal ayaa afkooda ka dhahay dadkeena iyo wiilasheena qoryaha wato oo gaajada dhameeysay waa inaan nabad ku qasab naa si aan u bad baadino.
here is a proof...
Hawiye wuxuu balan qaaday inuu Gar Gaar Deg Deg ah lasoo gaaro dadka u dhashay beesha Biimaal ee ka qaxay tuulooyinkooda. Hawiye wuxuu kaloo balan qaaday in la furo Garoonka Xildhibaan Xaaf ee No:50 sida shaqo loogu abuuro dadka deegaanka
Biimaal waxeey balan qaadeen ineey beeraha ee xooga ku qabsadeen ineey dib usoo celshaan, ineey wiilashooda duurka ku jiro ee Gobolka dhibaatada ka wado hub ka dhigis ku sameeyaan sida looga dhigo ciidan Dowlada u adeego.
Hawiye ayaa gobolka Majority ka ah and that's a fact Alhamdulillah.
Dowlada Somalia, Koonfur Galbeed, AMISOM, iyo beesha Hawiye ayaa digniin waxeey ku bixiyeen in ninkii nabada diido meel looga soo wada jeesto ama la dilo ama xabsi la dhigo.
Somalia




i am NOT from Mudug or Galgaduud and i don't care what happens there.