picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by libaaxyare »

Image
Last edited by libaaxyare on Sun Mar 08, 2015 12:31 am, edited 1 time in total.
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: picture = thousand Words Somalia vs Maamumla SL

Post by libaaxyare »

SL own news sites.

Image

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Somalia oo la soo baxay arimo Ka duwan wasiiradii wasaarada uga horeyay {Halkan Ka Daawo Sawiro}
Published on March 4, 2015 by Xaji   


Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Dowlada Soomaaliya Mr C/raxmaan Maxamed Xusseen (Odawaa) ayaa la soo baxay howl karnimo ku aadan shaqada cusub ee loo magacaabay,iyadoo wasiir Odawaa intii yareed ee uu jagadaas hayay uu muujiyay hufnaan iyo Holw Karnimo.

 

Inkastoo uu yahay nin Dhalinyaro ah hadana,waxuu u dhaqmaa sida nin Siyaasada dhaxal ahaan u leh uma ku soo ciraystay,taasina dadbadan ayaa hadiiba u bogay hogaanka cusub ee wasaarada Arimaha Gudaha.

 

Wasiir Odawaa waxayaabaha Hadiiba Laga dareemay waxaa ka mida in madax looga dhigay Wafdigii Wadahadala la galayey Soomaaliland,isagoo muujiyay inuu howshaad aad uga soo dhalaalo,waxuuna noqday shaqsiga sida adag dhexda ugu xirtay in wafdiga dowlada ay mowqifkooda ku adkaystaan.

 

Mid ka mida wafdigii Soomaaliland ee wadahadalada ku jiray ayaa si hoose u sheegay in raga ka socday Dowlada faderaalka ah uu ku jiray nin dhalinyaro ah hadana hadalo siyaasadeed oo miisan leh indhaha ka saaray ergada Soomaaliland,iyadoo wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliland uu yiri”war ragii hore een la fariisan jirnay waa ka hadlo cadcadahaye ee side wax u jiraan”

 

Mr Odawaa ayaa durbadiiba kartida uu la soo baxay waa ka mida Markii uu raacay Safarkii Madaxweynaha Soomaaliya ee Dhuusamareeb tagay,waxuu dadka deegaanka Goboladda dhexe u sheegay inay iska dhaafaan is haysadka micno la’aanta ah, Balse ay hiigsadaan sida dhulkaan ay deganyihiin uranium-ta ku jira u soo saran lahaayeen,waxuuna halkaas ka jeediyay Qudbad ay la dhaceen eragada Shirka Dhuusamareeb.

 

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Faderaalka Mr C/raxmaan waxuu hada ku jiraa sidii loo dhamaystiralahaa Maamulada Faderaalka Noqonaya,isagoo hada ku mashquulsan Maamulka Gobolada Mudug iyo Galgaduud iyo kuwa loo dhisayo Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

 

Madaxweynaha Maamulka Khaatuma Dr Cali Khaliif Galeyr ayaa amaanay wasiirka Arimaha Gudaha Mr Odawaa,waxuuna Mr Galeyr sheegay in uu yahay aqoonyahan Dhalinyaro ah karti leh”waxaan aad ula dhacay wasiirada cusub ee dhalinyaranimada iyo aqoonyahanimada isku darsaday waana ku faraxay ragaas markii loo dhiibay xilalkaas”ayuu yiri Galeyr.

 

C/raxmaan Odawaa doorkiisa hogaamintu waxay soo muuqatay hortaa 2000 waxii ka soo bilowday xilgaaso uu ka mid noqday maamulayaasha Macahdkii SIMAD,Balse Markii danbe waxuu ka noqday Gudoomiyaha Jaamacada SIMAD,iyadoo uu uga horeeyay Madaxweyne Xasan Shiikh oo Mudo Soo maamulayay ka hor inta aan loo dooran Madaxweynaha Soomaaliya.

 

Wasiiradii Arimaha Gudaha ee isaga ka horeeyay in kastoo ay ahaayeen rag fiican hadana qaarkood waxaa ay ahaayeen kuwa howshooda habacsanaan ku bilaabay,islamarkaana lagu eedeeyay inaysan si fiican u wajihin xilkii loo dhiibay.

http://www.radiowidhwidh.com/widhwidhne ... wo-sawiro/
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by waraabe251 »

Image
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by libaaxyare »

Midkani waa qiyaali sawir gacmeed niyada lagu dhisto
waraabe251 wrote:Image
Kana waa Reality kadib Xaqiiqo dhab ah
libaaxyare wrote:Image
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by Thuganomics »

What thousand words is it saying
though.All I can see is a geezer in a red tie
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by Xildiiid »

Since when did Widhwidhonline become a Somaliland news site?
User avatar
Trader
Posts: 87
Joined: Tue Apr 01, 2014 2:23 pm

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by Trader »

Thuganomics wrote:What thousand words is it saying
though.All I can see is a geezer in a red tie
He's probably mistaking that white security guard for David Cameron, and the wedding hall they're in for 10 downing street.
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by Thuganomics »

He's probably mistaking that white
security guard for David Cameron,
Image
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by waraabe251 »

am i the only confused person here. what is this picutre saying. what is so improtant of the guy in the red tie
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by Thuganomics »

^
I don't get it either.Let's wait for the OP to explain
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by Advo »

The article is basically going in circles, can we get the clan of the lad, so we can figure out his politics.
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by libaaxyare »

ama iskadaba wareegta ama sheekada dhankale u roga ama Sidii indhoolihii cirbada geedka surtay ee wixii geedo iyo aduun ahaa ee ka sokeeyey arki waayey iidoor waan idin aqaanaaye iska dhiga indhoolihii oo kale marka ay xaajadu xumaato.

Xaqiiqadu waxa ay tahay adeerayaal adinkuna ha idinku taagnaato. sida Adeerkiin ina Biixi Yoonis ay ugu taagan tahay sawirkaa halkan ka muuqda.
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by libaaxyare »

Reer xamarku waxa ay yiraahdaan, Damiin Far waa wayn ayaa wax loogu dhigaa

TOP SAWIR: Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo Il nacab ku eegaya wasiir Odawaa iyo waxa kala qabsaday
http://kismaayopost.com/?p=6197
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by waraabe251 »

explain clearly on english what your pic is, no one cares what a food aid stealers say in muuqdisho
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: picture = thousand Words Somalia vs ismaamul ka SL

Post by Thuganomics »

You still haven't explained what the red tie signifies
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”