Page 1 of 1

Reer Bari Mooday in Dhuusamareeb tahay sidii Naartii Kuleyl badane Garowe / Boosaso

Posted: Sun Mar 08, 2015 7:50 am
by libaaxyare
Iyadoo lagu jiro bishii ugu kuleylka badneyd Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa, reer bari layiraa Cumar C/shiid booqday magaalada dhuusamareeb kadib markii dhaxani ku dishay ayuu qirtay in uu waligiis moodi jiray in meeshu la mid ahayd kuleyl kii garowe iyo bosaaso oo kale balse uu ku qaldamay.

http://caasimadda.com/dhageyso-cc-oo-sh ... usomareeb/

Re: Reer Bari Mooday in Dhuusamareeb tahay sidii Naartii Kuleyl badane Garowe / Boosaso

Posted: Sun Mar 08, 2015 8:34 am
by Xamud.
Garowe kulel ma leh, get your facts right, and both Garowe and Bossaso are peaceful, intad cimilo ku faaneysid, reer Garowe iyo reer Bossaso ayagana nabad iyo hormar bay ku fanayaan.

Re: Reer Bari Mooday in Dhuusamareeb tahay sidii Naartii Kuleyl badane Garowe / Boosaso

Posted: Sun Mar 08, 2015 8:38 am
by Thuganomics
Imika ma meeshayadaa meeshiina ka qaboob buu Ninkii fadhi ku dirir la odhan jirrey ku dambeeyey.


RIP FKDR

Re: Reer Bari Mooday in Dhuusamareeb tahay sidii Naartii Kuleyl badane Garowe / Boosaso

Posted: Sun Mar 08, 2015 8:44 am
by Xamud.
Thug
Dadkan caqli ma leh, meeshayda qabow bu faanaya, laakin hal habeen nabad kuma seexan karo haadu dhuusomareeb aado, the natives have been slaughtering each other for weeks over nothing, asagana he's busy trying to take shots at dad ka horeyo in terms of progress and nabad :lol:

Re: Reer Bari Mooday in Dhuusamareeb tahay sidii Naartii Kuleyl badane Garowe / Boosaso

Posted: Sun Mar 08, 2015 8:48 am
by libaaxyare
waligaa ma maqashay Faanoole fari kama qodna?, dadka aan faan kooda ka fadhiisan waynay habeen iyo maalin waa adinka Xaqiiqo iyo Faan kala dheer warka qoran waa xaqiiqo faan iyo beena adinkaa la idin ku yiqiin.

Re: Reer Bari Mooday in Dhuusamareeb tahay sidii Naartii Kuleyl badane Garowe / Boosaso

Posted: Sun Mar 08, 2015 8:56 am
by Xamud.
Ciil iyo cuqdad u dhimo, Bossaso and Garowe will prosper with or without your sentiment.

Re: Reer Bari Mooday in Dhuusamareeb tahay sidii Naartii Kuleyl badane Garowe / Boosaso

Posted: Sun Mar 08, 2015 8:59 am
by GAMES
Why is this weirdo posting this on the Generals? This is the 2nd thread about siyaasad he posted on here.

Re: Reer Bari Mooday in Dhuusamareeb tahay sidii Naartii Kuleyl badane Garowe / Boosaso

Posted: Sun Mar 08, 2015 9:31 am
by libaaxyare
Xamud. wrote:Ciil iyo cuqdad u dhimo, Bossaso and Garowe will prosper with or without your sentiment.
Habaar qabe, Horaa loo yiri Dhubuq dhubuq hore dhabanahays dambey leedahay

Re: Reer Bari Mooday in Dhuusamareeb tahay sidii Naartii Kuleyl badane Garowe / Boosaso

Posted: Sun Mar 08, 2015 9:54 am
by GIJaamac
Yeah i noticed that in Gobolada Dhexe it gets cold at night. But it's hot during the day time. I guess it's the semi desert climate over there.