hiiraan and middle shaballe politicians met in xamar
Posted: Fri Mar 27, 2015 5:51 am
I see the faces of the former pm geedi, hiiraan mp qoono who's also a former finance minister-the one who reads the paper- link also states former hiiraan governor dabageed being there

"Kulan Loga Hadlaa Maamul u Sameynta Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo Muqdisho lagu Qabtay"
Qorshaha ah sameynta maamul ay ku mideysan yihiin gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ayaa meel wanaagsan maraya , rajaduna waxay tahay in dhinacyada wada dega goboladaas si siman ay wax u qeybsadan sida uu ka dhawaajiyay gudoomiyhii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar daba geed , oo haatana qeyb ka ah gudi ka shaqeynaya fududeynta dhismaha maamulkaas.
Siyaasyihiin ka Soo kala jeeda labada gobol ayaa xusul duub ugu jira qabashada hogaanka sare ee maamulkan ay ku midoobayaan shabeelaha dhexe iyo Hiiraan waxaana dadaalo ku aadan dhimaha maamulkaas ay ka soconayaan degmooyinka labada gobol iyo caasimada muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku baaqay in la soo dedejiyo dhismaha maamulada harsan si loogu tafa xeeto hiigsiga 2016-ka.
Muranka ugu badan ee haatan ka taagan dalka wuxuu yahay dhismaha maamulada harsan ee dalka,maadaama beelaha wax ka wada dhaxeeyaan aanay wali ka imaan khilaafkii hareeyay 20-kii sano ee ugu danbeysay.
http://www.hiiraanweyn.net/kulan-loga-h ... gu-qabtay/