
Rightwing, weli xertiisii ma dhex jooga oo qardhaasihii ma qorayaa, dagaalkii salafiga uu kula jireyna ma wadaa?
GeneralSNM: The world belongs to Reer Daahir!


Goljano Lion: heheh, kii jeberti jab, jab kii jabarti jab

Emperor aka Khalid Ali: Ma gaadhay 100,000 comments mise waaba dhaafay, aqoonsigiina meel ma kusoo ogaadey?
Salool/Helwaa: Red cardkii weli ma sidataa? La ilama hadli karo!
AishaWaqooyi: Is yeel yeelkii ma iska daysay oo af Soomaaliga ma ku hadashaa?
Cali Gaab: Kan yari waa boorash; proud new father. Anybody knows his new nick?
Thugonomics / Seemeyer: Turkigaa adduunka ugu xoog weyn.
Alright guys, you can add anyone that I've left behind!