Isaaq elders support shia call on Sillaanyo to retire as Hassan shiekh signed of Barbera port%airport to Arab coalition
Posted: Mon Mar 30, 2015 7:34 am
Isaaq elders support shia call on Sillaanyo to retire as Hassan shiekh signed of Barbera port%airport Arab coalition , Hargeisa has has accepted President Hassan Sheikh order .......
[youtube]/-UGywiQBDdA[/youtube]
Suldaan Cuni “Ma Xasan Shiikh Ayaa Na ku xukuma, Mise Axmed Siilanyo, Anagu SHIICADA Ayaan Tageeraynaa (Daawo)
Mar 30, 2015 - 6 Aragtiyood
Qaar ka mid ah Waxgaradka Beesha Siilaanyo oo Shir Qabtay ayaa Waxay Shaaca ka Qaadeen in Maanta uun ay ogaadeen in Maamulka Somaliland toos looga Xukumo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia Xasan Shiikh Maxamuudna uu yahay Madaxwaynaha Somalia oo Somalilandna ku Jirto.
HALKAN KADAAWO VIDEO
Waxgaradkan ayaa ugu Baaqay oday Siilaanyo inu Dadkiisa Beenta ka Daayo islamarkaasna iska Nasto Mar Hadii Somaliland laga Xukumo Magaalada Muqdisho Sida ay hadalka u Dhigeen,