Madaxweyne Siilanyo Oo Saxeexay Qisaasta Askarigii Dilay Marxuum Gacmodheere

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
gulaid111
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 22, 2012 1:24 pm

Madaxweyne Siilanyo Oo Saxeexay Qisaasta Askarigii Dilay Marxuum Gacmodheere

Post by gulaid111 »

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay qalinka ku duugay fulinta warqadii qisaas ahayd, ee lagu fulin lahaa Gacan ku dhiigle Maxamed Cabdillaahi Cabdi oo 23 bisha March dil ugu geystay tuulada Qoto oo ka tirsan degmada Sabawanaag oo ka mid ah Gobolka Maroodijeex, Marxuum Xuseen Maxamuud Caawaalle (Gacmadheere) oo ka mid ahaa ganacsata xoolaha dhoofisa oo si aad ah looga yaqaanay gayiga Soomaalidu degto, isla markaana u socday mashaariic ay ka soo dhagax dhigayeen degmadda Oodweyne.
http://oodweynemedia.com/m-siilaanyo-oo ... cmadheere/
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Madaxweyne Siilanyo Oo Saxeexay Qisaasta Askarigii Dilay Marxuum Gacmodheere

Post by HooBariiska »

So he is dead man walking?
User avatar
wasabi
Posts: 243
Joined: Thu Mar 19, 2015 7:36 pm

Re: Madaxweyne Siilanyo Oo Saxeexay Qisaasta Askarigii Dilay Marxuum Gacmodheere

Post by wasabi »

good

can we now execute others who have been waiting for the bullet since 2000
User avatar
SayyidUmar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 994
Joined: Wed Aug 13, 2014 5:56 pm
Location: All things being equal,

Re: Madaxweyne Siilanyo Oo Saxeexay Qisaasta Askarigii Dilay Marxuum Gacmodheere

Post by SayyidUmar »

is not in xukuumada & silaanyo interest to mitigate this issue!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”