Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
Moderator: Moderators
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
Faah Faahin dheerad ah oo ku saabsan Dagaal ka dhacay Boosaaso iyo Mas'uul iyo ilaaladiisa oo la dhawacay
Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Dagaal Caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kaasi oo u dhexeeyay Ciidamada Maamulka Puntland iyo Alshabaab.
Inta uu socday Dagaalka ayaa waxa ay labada dhinac ahaayen kuwo isku adeegsanaayay Hubka noocyadiisa kala duwan, waxa ayna Alshabaab duulaanka kasoo qaaden dhowr jiho.
Dagaalka oo socday Muddo kooban ayaa waxa uu bilowday kadib markii ay Kooxdu weerartay Fariisimo ay ku sugnaayen Ciidamada Maamulka waxa ayna halkaasi ku fureen rasaas xoogan, waxaana jiro warar sheegaya inay ku garaacen Hubka culculus.
Weerarka lagu qaaday Barta koontarool ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan hal Askar oo ka tirsanaa kuwa Maamulka.
Sidoo kale, Alshabaab ayaa weerar kaasi lamid ah ku qaaday Hooyga Gudoomiyaha Degmada Carmo oo ku yaalla Magaalada Boosaaso, waxa ayna halkaasi ku dileen hal qof oo kamid ahaa Ilaalada Gudoomiyaha.
Dhanka kale, waxaa dhaawac soo gaaray Gudoomiyaha Degnada Carmo Maxamed Cali oo Boosaaso joogay, waxaana hadda la dhigay dhaawacyadaasi Isbitaalka weyn ee Boosaaso.
Xaalada Boosaaso ayaa haatan degan waxaana qaar ka mid ah xaafadaha Magaalada lagu arkayaa Ciidamada

Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
I doubt this story is true 

-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
WAR DEG DEG AH:- Weeraro Caawa Boosaaso ka dhacay & Duqii Degmada Carmo oo dhaawac Culus soo gaaray.
5. April 2015
Allpuntland
Waxaa Caawa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ka dhacay labo weerar oo koxo hubaysan ku qaadeen Bar kaantarool oo Ciidan u taalay iyo Guriga Maayarka Degmada Carmo uu kuleeyahay Magaalada Boosaaso.
Labo ka tirsan Ilaalada Gudoomiyaha Carmo ayaa Weerarka ku dhintay, sidoo kalena waxaa dhaawac culus uu soo gaaray Gudoomiyaha Degnada Carmo Maxamed Cali Shire oo Boosaaso joogay.
Weerarka kale ee isna lagu qaaday Barkaantarool oo Ciidanka u taalay kasoo horjeedka Farmashiye Karaama oo kuyaal Agagaarka Xarunta gobolka ayaa waxaa ka dhashay dhaawac soo gaaray dad isugu jiray ciidan iyo shacab kuwaas oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 6 ruux.
Xaalada Boosaaso ayaa haatan degan waxaana qaar ka mid ah xaafadaha Magaalada lagu arkayaa Ciidamada amaanka oo feejigan.
Kooxda Weerarka soo qaaday wali lama xaqiijin cida ay ka amar qaatan balse horay ayaa weerarao sidaan oo kale ah oo ak dhacay Magaalada Boosaaso waxaa masuuliyadooda u sheegatay Malayshiyaadka nabad diidkaa ee Alshabaab.
LA SOCO WARARKEENA DAMBE.
Xafiiska Wararka APL, Boosaaso.

Alshabab have been terrorising Puntland for two years Now , killing high ranking officials ied attacks. Prison breack in Bossaso etc . For small town Bosaso Pl security are incompetent shame.Warriors wrote:I doubt this story is true
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
Point scoring, how pathetic.
- Halmog
- SomaliNetizen

- Posts: 908
- Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
- Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
THE_TRUTH1 wrote:Alshabab have been terrorising Puntland for two years Now , killing high ranking officials ied attacks. Prison breack in Bossaso etc . For small town Bosaso Pl security are incompetent shame.Warriors wrote:I doubt this story is true
Worry about Ugandishu
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
When people read the title it comes off as breaking news bossaso is about to fall when that's further from the truthTHE_TRUTH1 wrote:Alshabab have been terrorising Puntland for two years Now , killing high ranking officials ied attacks. Prison breack in Bossaso etc . For small town Bosaso Pl security are incompetent shame.Warriors wrote:I doubt this story is true
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
Strange how they never attack S/L. 
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab

Faroole thinks its Hawiye conspiracy

-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
Because Somaliland has better secuirity than Somalia.original dervish wrote:Strange how they never attack S/L.
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
Better security Then kenya or perhaps better sucrity then France, India , USATogdeer wrote:Because Somaliland has better secuirity than Somalia.original dervish wrote:Strange how they never attack S/L.
Could it be becaus perhaps Hargeise admin are in are bed with Alshabab.
Fact Silaanyo the president of SL son is active alshabab died in Galgaal mountains or is enough prove that the leader of main opposition Fysal Warrabe son is also a active terrorist?
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
It's easy to blame others when things are not going well.THE_TRUTH1 wrote:Better security Then kenya or perhaps better sucrity then France, India , USATogdeer wrote:Because Somaliland has better secuirity than Somalia.original dervish wrote:Strange how they never attack S/L.
Could it be becaus perhaps Hargeise admin are in are bed with Alshabab.
Fact Silaanyo the president of SL son is active alshabab died in Galgaal mountains or is enough prove that the leader of main opposition Fysal Warrabe son is also a active terrorist?
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
Not so long ago the British Govt advised all it citizens to pull out of s/l because of this very reason. 
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Bossaso puntland undersiege heavy assault by Alshabaab
"When all else fails, blame everything on Idoor"
- traditional dooro and hutu proverb -
- traditional dooro and hutu proverb -
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 444 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 22 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 670 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 1 Replies
- 10280 Views
-
Last post by Django
-
- 61 Replies
- 4534 Views
-
Last post by Murax
-
- 9 Replies
- 1111 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 52 Replies
- 329 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 343 Views
-
Last post by usman-84
-
- 0 Replies
- 544 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 32 Replies
- 4591 Views
-
Last post by Rabshoole