Page 1 of 2

Moroccan woman millionaire looking for a husband but there's a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 1:46 am
by HorseedS
Waxaa arrin la yaab ah noqotay in haweenay milyineerad una dhalatay dalka Maghreb ay face buuga soo dhigatay muuqaal Video ah oo ayku faah faahinayso shuruudaha ninka soo dalbanaya inuu guursado ,hadaba haweenaydan waxa ay sheegtay in ay tahay milyineerad ,qoyskeeda ka dhaxashay hanti aad u fara badan, iyada oo sheegtay in waxa ka
dhiman nolosheeda uu yahay nin wanaagsan oo ay hesho.hadaba shuruudaha ayku xirtay ayaa waxa ay yihiin

1-in ninku uu yahay nin muslim ah isla markana uu guurku u dhaco si rasmi ah

2-inuu tukanayo salaada islamarkana uu bixinayo sakada ,hadii uu xajka aadan ay iyadu diyaar u tahay in ay ka bixiso kharajka gudashada xajka

3-(Shardigan soo socda ayuu waxa uu noqday mid dadkii ay si kulul u dhaliileen ) Waxaa arrin la yaab ah noqotay in haweenay milyineerad una dhalatay dalka Marooko ay face buuga soo dhigatay muuqaal Video ah oo ayku faah faahinayso shuruudaha ninka soo dalbanaya inuu guursado ,hadaba haweenaydan waxa ay sheegtay in ay tahay milyineerad ,qoyskeeda ka dhaxashay hanti aad u fara badan, iyada oo sheegtay in waxa ka
dhiman nolosheeda uu yahay nin wanaagsan oo ay hesho.hadaba shuruudaha ayku xirtay ayaa waxa ay yihiin
Video Player
00:00Use Left/Right Arrow keys to advance one second, Up/Down arrows to advance ten seconds.00:00
1-in ninku uu yahay nin muslim ah isla markana uu guurku u dhaco si rasmi ah

2-inuu tukanayo salaada islamarkana uu bixinayo sakada ,hadii uu xajka aadan ay iyadu diyaar u tahay in ay ka bixiso kharajka gudashada xajka

3-(Shardigan soo socda ayuu waxa uu noqday mid dadkii ay si kulul u dhaliileen ) waa in ninkeedu xirtaa indha shareerka sideeda oo kale marka uu doonayo inuu guriga ka baxo si aan dumarka kale aysan u shukaansan,hadii uusan kari karin indha shareerka, uusan ka soo bixin guriga ,ayna iyadu u keeni doonto waxkasta oo uu banaanka
uga baahan yahay,maadaama Eebe ku manaystay hanti aad u fara badan.aan dumarka kale aysan u shukaansan,hadii uusan kari karin indha shareerka, uusan ka soo bixin guriga ,ayna iyadu u keeni doonto waxkasta oo uu banaanka
uga baahan yahay,maadaama Eebe ku manaystay hanti aad u fara badan.














Watch the video on the link if you speak Arabic
http://puntlandnews24.com/2015/04/06/ha ... haa-video/

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 1:51 am
by HorseedS
3-(Shardigan soo socda ayuu waxa uu noqday mid dadkii ay si kulul u dhaliileen ) waa in ninkeedu xirtaa indha shareerka sideeda oo kale marka uu doonayo inuu guriga ka baxo si aan dumarka kale aysan u shukaansan,hadii uusan kari karin indha shareerka, uusan ka soo bixin guriga ,ayna iyadu u keeni doonto waxkasta oo uu banaanka
uga baahan yahay,maadaama Eebe ku manaystay hanti aad u fara badan.aan dumarka kale aysan u shukaansan,hadii uusan kari karin indha shareerka, uusan ka soo bixin guriga ,ayna iyadu u keeni doonto waxkasta oo uu banaanka
uga baahan yahay,maadaama Eebe ku manaystay hanti aad u fara badan.
:wtf: :mindblown: Naagtu maxa si ka ah? Wanting to make a nigga wear indho shareer Walahi she's crazy.

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 3:00 am
by TheblueNwhite
Her money, her rules.

I don't think she will have any problems getting a guy that will accept her conditions. Lol

Them Alshabaab terrorists wear indhoshareer, and then you got plenty of Arab closet crossdressers who would kill for an opportunity to wear niqabs with thongs.

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 3:16 am
by Advo
Can I substitute the niqaab for

http://ecx.images-amazon.com/images/I/6 ... L1500_.jpg


If yes, im down! :blessed:

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 3:37 am
by salool
Sheekadu waa guriga ha ka bixin, ninku ma bisadba :lol: ...aahkirka mindi bu la dhici walle.Ma jail bu ku jira miskiinka inaalilaah.Lacagtaas nin ha ku noqto ha lagu dhaho gabadha.

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 3:58 am
by HorseedS
My fault for over posting shit looks like a mess. :lol:

Anyway this lady isn't ok in the head. Does she want to be the man of the house? :lol: Anaa wax kasta soo qabanaye adigu guriga ii joog.

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 4:05 am
by salool
^ may waxay rabta inay iibsato G xalaal oy naag kale ka qaadin.She is a jealous woman.

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 4:15 am
by HorseedS
Lol Salool I can tell. I' used to talk to these girls and play around with them. I told them after I marry y'all I'm going to get other wife's lol. This one time we were FaceTiming she started to cry after I brought up getting other xalimos lmao had to console her and calm her down and all.

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 4:31 am
by LobsterUnit
These feminists think we are stupid.clearly a reversal of gender roles stunt.war dadkani waa too smart for this.look at the cheap background.

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 5:57 am
by Thuganomics
What do you mean by Indhoshareer
Is that like khol ( eye make up yacni)

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 6:06 am
by Kaafiye
Thuganomics wrote:What do you mean by Indhoshareer
Is that like khol ( eye make up yacni)
I think it means this Moroccan woman wants her husband to wear a niqaab and stay at home :lol:

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 6:15 am
by Thuganomics
Kaafiye wrote:
Thuganomics wrote:What do you mean by Indhoshareer
Is that like khol ( eye make up yacni)
I think it means this Moroccan woman wants her husband to wear a niqaab and stay at home :lol:
WTF kinda request is that


Image

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 6:37 am
by LiquidHYDROGEN
That' like saying "Here's a 100 million dollars but you can't touch it because you'll catch AIDs" :wtf:

I think it's just another attetion-seeking bimbo trying to make a point.

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 8:05 am
by Machiavelli2
The boss is always right.

Re: Moroccan woman millionaire looking for a husband but theirs a catch

Posted: Tue Apr 07, 2015 11:37 am
by SahanGalbeed
More power to her