Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
mararka qaar waan la yaabaa wasiirada dawlada odayga waxay ula dhaqmaan si bini aadan nimada ka baxsan oo shicibkiisa wixii damiirle ka naxayo. suuliga haduu isyidhaa tag 20 baa u raacaya. yara jimicso haduu isyidhaa oo xoogaa outdoor activities ah samee sacab iyo guulwadayn bay la dabo socdaan talaabo marku qaadaba sidii ilma yar oo hada socodka baranaya" alla wuu dhaqaaqay" waxan ku qoslay muuqaalkan oo uu maanta madaxweynuhu is yidhi ololaha nadaafada ka qayb qaado, intaanu minjarafadaba darin bay sacabka usii bilaabeen sidii oo uu hawl qabtay. odaygu waa la karantimeeyey iga wala he is confused too.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
He looked nervous.even wore a mask as well.war odayga maxay sida uga galeen.?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
because dadkan waa imtixaan saw maaha.BaastoUnit wrote:He looked nervous.even wore a mask as well.war odayga maxay sida uga galeen.?
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !

theyuusuf143 wrote:mararka qaar waan la yaabaa wasiirada dawlada odayga waxay ula dhaqmaan si bini aadan nimada ka baxsan oo shicibkiisa wixii damiirle ka naxayo. suuliga haduu isyidhaa tag 20 baa u raacaya. yara jimicso haduu isyidhaa oo xoogaa outdoor activities ah samee sacab iyo guulwadayn bay la dabo socdaan talaabo marku qaadaba sidii ilma yar oo hada socodka baranaya" alla wuu dhaqaaqay" waxan ku qoslay muuqaalkan oo uu maanta madaxweynuhu is yidhi ololaha nadaafada ka qayb qaado, intaanu minjarafadaba darin bay sacabka usii bilaabeen sidii oo uu hawl qabtay. odaygu waa la karantimeeyey iga wala he is confused too.
- Methylamine
- SomaliNet Super
- Posts: 6362
- Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
When did Siilaanyo get a doctorate all of a sudden
Waryaa yuusufow meeshan maaha Dhoqoshay have some respect for titles

Waryaa yuusufow meeshan maaha Dhoqoshay have some respect for titles

Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Madaxda Somalida oo dhan ba saas lola dhaqma, waxa laga dhiga in ay yihiin untouchables hawada ka so dhacay, hadowtina markay kibran oo ay dhibato geystan waxa la dahaa "waa saqajaan, waa dictator waa kida kida"
Waxa maqleysay Madaxweyne hebel ama wasiir hebel baa lagu so dhoweyey airportka kadhib marku ka so labtay sodcaal cafiimad oo u dhibada uu aaday
kuli fitna waa shacabka, qofkan waa bina adam, haadi aad ka badbadisid wuxu ismoodaya inu wings leyahay oo u duuli karo, birito markad ku tirahdid war ninyahow halke wax u wada, ka joog, wuxu moodaya in aad walantahay.
Waxa maqleysay Madaxweyne hebel ama wasiir hebel baa lagu so dhoweyey airportka kadhib marku ka so labtay sodcaal cafiimad oo u dhibada uu aaday

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Methylamine wrote:When did Siilaanyo get a doctorate all of a sudden![]()
Waryaa yuusufow meeshan maaha Dhoqoshay have some respect for titles
you may not aware of but the president silanyo holds MBA from UK and PHD honorary from amoud university.
- CasualFarah
- SomaliNetizen
- Posts: 480
- Joined: Mon Jul 08, 2013 1:54 am
- Location: Always On The Move
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
nadaafad day?
kacaankii is not dead yet.
kacaankii is not dead yet.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
lool what clean up have to do with kacaan. Even you yourself have clean up day, you clean up the home and put the bin outside when you know the garbage truck is coming tomorrow. somaliland is in is in the beginning of the raining season thats why the government wants to clean the cities.
- Methylamine
- SomaliNet Super
- Posts: 6362
- Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
I have an honorary PhD from my shoe closet university, does that make me a doctor?theyuusuf143 wrote:Methylamine wrote:When did Siilaanyo get a doctorate all of a sudden![]()
Waryaa yuusufow meeshan maaha Dhoqoshay have some respect for titles
you may not aware of but the president silanyo holds MBA from UK and PHD honorary from amoud university.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
I don't know if you mean there is no honorary doctorate or you are indirectly insulting amoud the oldest university in the Republic.Methylamine wrote: I have an honorary PhD from my shoe closet university, does that make me a doctor?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 347 Views
-
Last post by Tanker
-
- 5 Replies
- 443 Views
-
Last post by Gladiator=
-
- 5 Replies
- 441 Views
-
Last post by hometown-hottie
-
- 5 Replies
- 336 Views
-
Last post by KING OF QUULE-
-
- 6 Replies
- 328 Views
-
Last post by Alluring
-
- 4 Replies
- 989 Views
-
Last post by Arabmann
-
- 0 Replies
- 957 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 10196 Views
-
Last post by MALMAHA
-
- 0 Replies
- 4 Views
-
Last post by gobdoon