Page 1 of 1

Gegiroor so gal: Buhoodle questions

Posted: Thu Apr 16, 2015 1:19 pm
by Xamud.
Salaam Garaad,

Waxan akhriyey war ku sabsan xududka Buhoodle oo sheegayo in Buhoodle xudud cusub oo ay la wadagto dalka Ethiopia(Dhulka Somaliyeed ee Kilinka 5ad oo xooga lagu haysto) lo sameyay. Ma run ba in xudud cusub oo kala qeybinayo Magalaada la sameyey, qeybna waa Somaliya qeybna waa Kilinka Shanaad(Ethiopia dhulka ay xooga ku haysato)

Ninkan waxa la daha Abukar Awale, asagana warkas so tabiyey mar u tagay Buhoodle bishan

Wuxu qoray, and I quote
"Halkani waa bartamaha magaalada taariikhigaa ee Buhodle..
Meesha aan taagan ahay waa #Xadka cusub ee Ethiopia iyo Somalia
Hadaan midigtayda hal talaabo u qaado waxaan joogaa Ethiopia. .

Aloow Sahal Amuuraha. .."
Image

Re: Gegiroor so gal: Buhoodle questions

Posted: Thu Apr 16, 2015 2:40 pm
by gegiroor
Sallaan Ugaas Xaamud,

Buuhoodle xadka beenaadka u dhexeeya Somalia iyo Ethiopia wuu kala qaybiyaa oo qayb magaalada ka mid ah baa kililka shanaad raacsan, laakiin xad cusub ma ogi. Waa waraysi tegayaa oo reer Buuhoodleha degan Columbus, Ohio baan soo waraysanayaa.

Stay tuned..

Re: Gegiroor so gal: Buhoodle questions

Posted: Thu Apr 16, 2015 4:00 pm
by 24k
where awale is standing is called zerooga and is the official border, behind him is K5. it is also the road the goes to galkayo and goldogob :up:

Re: Gegiroor so gal: Buhoodle questions

Posted: Thu Apr 16, 2015 4:12 pm
by thegoodshepherd
Buhoodle has always been divided. The British clearly marked out the coordinates of the border, and it cuts Buhoodle in half. The bigger problem I see coming is the Xabash claiming Goldogob, Cabudwaaq iyo Feerfeer. If you look at official Ethiopian maps, they include those three border towns. Somalia and Ethiopia never demarcated the old Italian border.

Re: Gegiroor so gal: Buhoodle questions

Posted: Thu Apr 16, 2015 5:06 pm
by Xamud.
Gegiroor waan gartay Garaad, waan moogana warkas, waxan u maleyn jirey Buhoodle in ay tahay sida Galdogob iyo Balanbale, labaduba borderka beenta ah waxay u jiran 10km qiyasti, ma ogeyn in Buhoodle ay tahay sida Tow Wajaale, yacni xadku inu kala qeybo magaalada.


24k wrote:where awale is standing is called zerooga and is the official border, behind him is K5. it is also the road the goes to galkayo and goldogob :up:
How far is Buhoodle from Gaalkacyo? for some reason Buhoodle is more connected to Mudug than Nugaal.

Re: Gegiroor so gal: Buhoodle questions

Posted: Thu Apr 16, 2015 5:08 pm
by Xamud.
thegoodshepherd wrote:Buhoodle has always been divided. The British clearly marked out the coordinates of the border, and it cuts Buhoodle in half. The bigger problem I see coming is the Xabash claiming Goldogob, Cabudwaaq iyo Feerfeer. If you look at official Ethiopian maps, they include those three border towns. Somalia and Ethiopia never demarcated the old Italian border.

I remember few years ago, the Ethiopians tried to dig for oil around Galdogob, luckily the maamul found out and kicked them out. Shaki kuma jiro in ay raban in ay border cusub sameyan.

BTW: Are you Cumar Mahamud?

Re: Gegiroor so gal: Buhoodle questions

Posted: Thu Apr 16, 2015 5:16 pm
by 24k
Xamud it takes only about 4,5 hours from buuhoodle to Galkayo, its could have taken lesser time with proper roads.

Re: Gegiroor so gal: Buhoodle questions

Posted: Thu Apr 16, 2015 5:30 pm
by Xamud.
24k weey isku dhowyihiin, have you been back recently? and yes the roads are horrendous I remember it took us an hour or so from Gaalkacyo to Bacadweyn.

Re: Gegiroor so gal: Buhoodle questions

Posted: Thu Apr 16, 2015 9:56 pm
by thegoodshepherd
Xamud. wrote:
thegoodshepherd wrote:Buhoodle has always been divided. The British clearly marked out the coordinates of the border, and it cuts Buhoodle in half. The bigger problem I see coming is the Xabash claiming Goldogob, Cabudwaaq iyo Feerfeer. If you look at official Ethiopian maps, they include those three border towns. Somalia and Ethiopia never demarcated the old Italian border.

I remember few years ago, the Ethiopians tried to dig for oil around Galdogob, luckily the maamul found out and kicked them out. Shaki kuma jiro in ay raban in ay border cusub sameyan.

BTW: Are you Cumar Mahamud?
Yes, I am from Dogob.