Waxuu sheegay doorashada dalka ka dhacaysa inay tahay mid ay shacabku wax dooran doonan,dowladiisana ay baneynayso madaxtooyada haddii uu waqtiga ka dhammaado.
Xasan ayaa si faah faahsan u sharaxay sida lugu gaari karo doorasho uu qof walba codkiisa ku dooran karo hoggaamiya dalka maamullaya.
“Waan ku celcelinay mar kale waan ku celineynaa wax kororsiimo ah ma jiraan 2016 waqtiga dowladaani markii uu dhamaado dowladii badalilahayd ayaa imaaneysa kororsiimadu is qab qabsi ayay leedahay is tuhuney leedahay mana dooneyno taas”ayuu yiri madaxweynuhu.
Madaxweyne Xasan ayaa intaasi ku daray in ay jiraan in ka badan 300 oo aqooyahano Soomaaliyeed ah oo ku kala nool wadamada caalamka kuwaas oo iska soo diiwaan giliyeen wasaarada arimaha gudaha si ay ugu mid noqdaan gudiyada madaxa banaan ee doorashooyinka iyo arimaha dib u eegista dastuurka.
Sidoo kale,madaxweynaha dowladda Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan dowladda dhexe si looga hortago qataraha al-Shabaab.
Damn this boorso definately Abgal waa ceebeye... We've had enough of dumb asses , just hope the next president acts responsible and not become a third consecutive tanag

talo maheydiin ee naga fadiista meel