AUN MP Saeed Hussein Nuur Dirir
Posted: Sun May 10, 2015 4:56 pm
AUN MP Saeed Hussein and his guard, they were shot shortly after praying Maghrib in one of the mosques in Gaalkacyo, Alshaydaans are believed to be behind the killing of the two men.
Al-Shabaab oo sheegatay dilka xildhibaan Siciid Xuseen
Posted on May 9, 2015Raad Raaca, RBC, Wararka
image-resizer
Muqdisho [RBC Radio] Ururka al-Shabaab ayaa si cad u sheegay inay ka dambeeyeen dilka allaha u naxariste xildhibaan,Siciid Xuseen Nuur (Dirir) oo xalay fiidkii hore lugu dilay magaalada Gaalkacyo.
Warbaahin ku hadasha afka al-Shabaab ayaa lugu baahiyay kooxda oo leh “anna dilnay xildhibaan ,Siciid Xuseen .
”Ciidamada al-Shabaab ayaa dilay xildhibaanka ka tirsan Puntland xilli ay ku raadjoogeen muddo”sida aaa lugu yiri war ka soo baxay al-Shabaab.
al-Shabaab waxaa ay u hanjabeen mas’uuliyinta iyo saraakisha ka tursan dowladda oo ay sheegeen inay ugaarsan doonan oo ay sii waddi doonan dilalka ka dhanka ah.
Ammaanka magaalada Gaalkacyo oo u dilka ka dhacay ayaa la adkeeyay,waxaana socda howlgallo la sheegay n lugu baadi-goobayo cidii ka dambeysay dilka xildhibaan,Siciid Xuseen allaha u raxmadee oo ka tirsana baarlamaanka Puntland.