Qaran iyo Qabiil isma qaadi karan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Qaran iyo Qabiil isma qaadi karan
25 Sano ee uGu dameeyey qabyaaladu aad bay u fiday oo uGu xumatay umada somaliyeed dhexdeeda , oo waxaba bilawday dad ama gerayshan cusub oo aan horay qabyaalada u oqoon oo hada aadba moodo inay kuwii hore uGu dhaqmi jiray ayba ka badiyan , somaildu waxay tirahda laga barta laga badsha , dad badan waxay rumaysan yihiin inan qabiilka iyo qabyaalada ayan dhibku ahayn , sida qaar badan oo Somalinet wax ku qora oo fadhi ku dirir ah oo bilaayada iyo cudurka bulshada faafinya , intay ka faaidaysan lahayeen janiskan oo ay umada uga digi lahayeen cawaaqib xumada iyo horumar la'aanta uu qabiilku leeyahay , marka umada somaliyeed waxay u baahantahay in ay gacmaha is qabsato oo ay garato waxa dantu uGu jirto oo ah in la garto in Qaran iyo Qabiil aan la is barbar dhigin , ee loo baahanyahay in la ogaado hadii aynan heli Qaran Somaliyeed oo qabiil ka xoog weyn kana madax banan in jiritankeena mustaqbalku khatar ku jiro generayshanada soo socdana ay meel mugdi ah ku dhalan doonan , marka waxa loo baahanyahay dhalinyarada iyo dadka wax bartay inay gartan khatarta qaarna inaku habsatay qaarna inaku so food leh , wa in dadku midooban ku faanan oo dhiigooda iyo xoolahooda u huran Somaliya caafimad qabta oo leh sharci , nidaam iyo barwaaqo umada oo dhan u simantahay wadanka gees ka gees , abwankii somalida arkay muxu ku gabyay DADKAN LAHADLAYA BAN LAHAYN DUX IYO IIMAN E , DUGSI MA LEH QABYALADI WAXAY DUMSIO MOOYANE.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 391 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 13 Replies
- 1116 Views
-
Last post by beauty_babe
-
- 6 Replies
- 441 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 279 Views
-
Last post by talyaaniman
-
- 0 Replies
- 222 Views
-
Last post by STOP!
-
- 1 Replies
- 427 Views
-
Last post by GAMES
-
- 10 Replies
- 1289 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 7 Replies
- 751 Views
-
Last post by Zabibta