Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
Moderator: Moderators
Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
Hargeysa(HWN) – Waftiga beesha caalamku soo wakiilatay ee ku sugan caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa madaxda xukuumadda iyo Guurtida Somaliland uga digay in haddii ay mudo-kordhinta Madaxwaynaha ku ekaysiin-waayaan halka sano ee ay Komishanka u cayimeen doorashooyinka (1-da July 2016-ka) cunaqabatayn la saari doono Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal), marwadda Madaxwaynaha Aamino Waris iyo xubno kale oo ka mid ah labada waaxood ee fulinta iyo sharci-dajinta.
Waftiga beesha caalamka oo uu hogaaminayo Wakiilka gaarka ah ee Midawga Yurub u qaabilsan arrimaha Somalia Michele Cervone d’Urso ayaa kulamo gooni-gooni ah oo ay maanta galinkii hore iyo kii danbe-ba la yeesheen Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, guddoomiyaha guurtida iyo madaxda saddexda xisbi-qaran waxay kaga wada-hadleen
arrintan mudo-kordhinta 22-ka bilood ah ee ay Golaha Guurtidu shalay u sameeyeen xukuumadda Siilaanyo oo mudo-xileedkeedu kaga eegyahay 27-ka July 2015-ka, waxaanay waftigani cadeeyeen in mawqifka beesha caalamka ee ku aaddan arrimahani yahay in laga noqdo go’aanka mudo-kordhinta ah ee 22-ka bilood ah, lana waafajiyo halkii halkii sano ee Komishanku qabsaday inuu ku qabanayo doorashooyinka, haddii kale ay talaabooyin cunaqabayn iyo xayiraaddo ah kusoo rogi-doonaan xubno ka mid ah dawladda iyo qoyska Madaxwaynaha, kuwaas oo uu Wargeyska Haatuf magacyadooda sii sheegay laba todobaad ka hor. -
Sidoo kale warbaahinta xukuumadda sida Idaacadda Radio Hargeysa iyo Telefishanka Qaranka ayaa shalay, xalay ilaa maanta baahinayey barnaamijyo borobogaando ah oo beesha caalamka lagu eedaynayo inay qas iyo xiisado siyaasadeed ka abuurayaan Somaliland, waxaana ka mid ah masuuliyiinta xukuumadda ee beesha caalamka dhawrka jeer sida qaawan ugu weeraray arrintaasi Wasiirka Daakhiliga Cali Warancade.
Dhinaca kale sida ay tibaaxeen xogo aan wali la xaqiijinin waftigan ayaa xukuumadda Somaliland ku wargaliyey hadii la diido taladooda inay hay’adaha caalamiga ah ee ku sugani dalku ay ka bixi doonaan.
- See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id ... OrUaF.dpuf

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
I hope they both get shot siiba Salebaan Gaal.
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
I THOUGHT SL WAS AN INDEPENDENT COUNTRY 

- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
So much for "democratic" and "independent".
- RoobleAlWaliid
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2707
- Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm
- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8470
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
Xildiiid wrote:I hope they both get shot siiba Salebaan Gaal.

he is f-king self serving piglet
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17680
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
I agree those white ass bastards caused the trouble. the biggest reasons of the guurti extension is two.
1. we have no the voter registration money from the infidels. while the government paid all the cost of civil registrations.
2. the infidels did not pay the 70% election funds they promised before. but the government paid its 30% share.
other reasons include the parliament did not create parliament election rules and regulations for the next election. but thats not big thing they can create new law in few months if they are honest.
I blame the gaalo first
then the parliament
then the guurti who increased 10 more months for no reason. if NEC says they will be ready in 1 year the guurti shouldn't add any extra.
1. we have no the voter registration money from the infidels. while the government paid all the cost of civil registrations.
2. the infidels did not pay the 70% election funds they promised before. but the government paid its 30% share.
other reasons include the parliament did not create parliament election rules and regulations for the next election. but thats not big thing they can create new law in few months if they are honest.
I blame the gaalo first
then the parliament
then the guurti who increased 10 more months for no reason. if NEC says they will be ready in 1 year the guurti shouldn't add any extra.
- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8470
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
whoa. Thanks for info.theyuusuf143 wrote:I agree those white ass bastards caused the trouble. the biggest reasons of the guurti extension is two.
1. we have no the voter registration money from the infidels. while the government paid all the cost of civil registrations.
2. the infidels did not pay the 70% election funds they promised before. but the government paid its 30% share.
other reasons include the parliament did not create parliament election rules and regulations for the next election. but thats not big thing they can create new law in few months if they are honest.
I blame the gaalo first
then the parliament
then the guurti who increased 10 more months for no reason. if NEC says they will be ready in 1 year the guurti shouldn't add any extra.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
LeJusticier wrote:Xildiiid wrote:I hope they both get shot siiba Salebaan Gaal.![]()
he is f-king self serving piglet
Yep, isagoo deegaamadayadii wasay ayuu ummadii kalena u soo dhigtay.
Waa markii labaad, 90's isaga iyo Cigaal waa kuwii hurineyey coladii Isaaqa.
Gidigood isma dhaanto iyo dhasheed weeye. Dameer ka ciyaya ee Cali Guray ayaa ku odhaneya hayla ixtiraamo mujaahidiintii SNM baan ahay hadana ummada Somaliland siiba Isaaqa ayuu isku diraa ama aflagaadeeya.
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
Whatever my opinions are on Saleebaan Gaal and Aamina Waris
Those who gleefully hope for and await foreign intervention/sanctions are utter scum.

Those who gleefully hope for and await foreign intervention/sanctions are utter scum.

Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
Here the official statement from the visiting delegation of the IC in Hargeisa:
British Office
Hargeisa
13 May 2015
SUBJECT: SOMALILAND PARLIAMENTARY AND PRESIDENTIAL ELECTIONS.
1. The International Community is seriously concerned over the decision by the
Somaliland House of Elders (Guurti) to extend the terms of office of the House of
Representatives and the President by 21 months. We are particularly alarmed that such
a critical decision was taken without consensus among all Somaliland parties. Dialogue
and consensus building have been defining elements of Somaliland’s peace and
democratic credentials. In the eyes of the International Community, the Guurti’s
decision places Somaliland’s democratic credentials at serious risk.
2. Pursuing the above-mentioned decision by the House of Elders unilaterally not only
threatens to undermine stability and the democratic process within Somaliland; it
would also damage Somaliland’s public image and undermine our long-standing
partnership. We therefore call for immediate structured dialogue on the election
timeline and the term extension in line with the announcement by Vice-President
Abdirahman Isma’il Seylici today, and earlier announcements by President Silanyo. Such
a dialogue should revisit the Guurti’s decision and lead to an agreement to overcome.
the current crisis and ensure that the elections are held as soon as possible.
3. As Somaliland’s international partners we remain ready to engage in this process.
Representatives of the International Community intend to visit Hargeisa in one week to
continue dialogue on this important issue. International partners are now considering
the implications and consequences of the Guurti’s decision which puts in jeopardy the
foundations of the Somaliland Special Arrangement. In the meantime, we urge restraint
and appeal to all stakeholders to make every effort to protect Somaliland’s democratic
credentials, and call for the release of all of those arrested for political reasons.
ON BEHALF OF THE INTERNATIONAL COMMUNITY AND DEMOCRATISATION STEERING
COMMITTEE
MICHAEL THYGE POULSEN / MICPOU@UM.DK
HEAD OF OFFICE/PROGRAMME COORDINATOR / DANIDA PROGRAMME OFFICE, HARGEISA
DANIDA PROGRAMME OFFICE, SHA’AB AREA, HARGEISA
SOMALILAND/P.O. BOX 4041200100 GPO NAIROBI
PHONE +2522520790 / KENYA.UM.DK
Source: http://oodweynemedia.com/2015/05/13/som ... atement-2/

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
"Somalilands special arrangement" 

- Methylamine
- SomaliNet Super
- Posts: 6362
- Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
abdikarim86 wrote:Whatever my opinions are on Saleebaan Gaal and Aamina Waris
Those who gleefully hope for and await foreign intervention/sanctions are utter scum.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
ramzy2277 wrote:Hargeysa(HWN) – Waftiga beesha caalamku soo wakiilatay ee ku sugan caasimadda Somaliland ee Hargeysa a
show us pictures of alleged
.. niggars there is no wafti ka socda beesha caalamka ee ku sugan hargeysa..waftiga beesha caalamka
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Internatational Community to Impose Sanctions on Sulieman Gal and Amina Weris if Elections not held on 1 June 2016
What image? What friendship? WTF are they talking about? These f*%$ers do nothing for the average Somalilander except spy on us. Who gave them the right to dictate to us?ramzy2277 wrote: 2. Pursuing the above-mentioned decision by the House of Elders unilaterally not only
threatens to undermine stability and the democratic process within Somaliland; it
would also damage Somaliland’s public image and undermine our long-standing
partnership. We therefore call for immediate structured dialogue on the election
timeline and the term extension in line with the announcement by Vice-President
Abdirahman Isma’il Seylici today, and earlier announcements by President Silanyo. Such
a dialogue should revisit the Guurti’s decision and lead to an agreement to overcome.
the current crisis and ensure that the elections are held as soon as possible.
"partner"? Since when? I think if we were partners Somaliland would not be a poverty stricken unrecognised part of a Shithole country. The least our "partners" could do is allow a Semi-official recognition state like Taiwan which allows us to recieve investment and Aid. This is what happens when you deal with neo-colonial, neo-liberal gaalo leeches. They do fck all for you and in return they expect you to jump through hoops like "democratic" and "liberal".ramzy2277 wrote: 3. As Somaliland’s international partners we remain ready to engage in this process.Representatives of the International Community intend to visit Hargeisa in one week to
continue dialogue on this important issue. International partners are now considering
the implications and consequences of the Guurti’s decision which puts in jeopardy the
foundations of the Somaliland Special Arrangement. In the meantime, we urge restraint
and appeal to all stakeholders to make every effort to protect Somaliland’s democratic
credentials, and call for the release of all of those arrested for political reasons.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 938 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 4 Replies
- 387 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 3 Replies
- 637 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 1 Replies
- 262 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 284 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 11 Replies
- 671 Views
-
Last post by Gaashaanle1000
-
- 17 Replies
- 11478 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 12 Replies
- 1178 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 12 Replies
- 1222 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 0 Replies
- 328 Views
-
Last post by Khalid Ali