-----------------------------------------------------------------------------------
ok. Su'aashaas intaan ka jawaabin aan u wacan canvaska iyo iyo meesha sawirka.
Now What: Hadaba jawaabtii sideen u xafidnaa waa inaan suubisano an array no xafido sawirkasto aan ku lifaaaqineeyno sawirObject.Okvar canvaska=document.querySelector("canvas");
var meeshaSawirka=cavaska.getContext("2d");
-------------------------------------------------------
So hada waxaan suubisaneena variable xafidSawir kasoo ahaan doono array.
var xafidSawir=[];
beautiful: Hada waxaan suubisaneena sawirkii aan rabno inaan ku lifaaqino canvaska. ok.
let is create sawirkaas.
Wait minute: What has just happened? Let me explain it. We are copying objectigii sawirObject anagoo ku lifaaqineeynaa variableka arrow.var arrow= Object.create(sawirObject);
now waxaan u baahanahay inaan qeexno x iyo y.
let is do that
Beautiful: So now canvaska x iyo y ayaan qeexnay. Waxaan u baahanahay oo kaliya inaan ku lifaaqino xafidSawir.var arrow= Object.create(sawirObject);
arrow.x=0;
arrow.y=168;
So let's do that..
Beautiful: Now waxaan suubinay arrow sawir anagoo ku lifaaqineeyno sawirObject. Kadibna waxaan ku xafidnay xafidSawir array.var arrow= Object.create(sawirObject);
arrow.x=0;
arrow.y=168;
xafidSawir.push(arrow);
so far soo good now.. Now lessonka soo socdo we are going to load the arrow image.
Inshallah! See bacdal jumca.
<<Previous Lesson