Page 1 of 1

LONG SERIES OF HTML5 GAMES: chapter1 part3

Posted: Fri May 22, 2015 12:29 pm
by afisoone
Waxeynoo joogtay sidee u xafidnaa sawirObject?
-----------------------------------------------------------------------------------
ok. Su'aashaas intaan ka jawaabin aan u wacan canvaska iyo iyo meesha sawirka.
var canvaska=document.querySelector("canvas");
var meeshaSawirka=cavaska.getContext("2d");
Now What: Hadaba jawaabtii sideen u xafidnaa waa inaan suubisano an array no xafido sawirkasto aan ku lifaaaqineeyno sawirObject.Ok

-------------------------------------------------------
So hada waxaan suubisaneena variable xafidSawir kasoo ahaan doono array.

var xafidSawir=[];


beautiful: Hada waxaan suubisaneena sawirkii aan rabno inaan ku lifaaqino canvaska. ok.

let is create sawirkaas.
var arrow= Object.create(sawirObject);
Wait minute: What has just happened? Let me explain it. We are copying objectigii sawirObject anagoo ku lifaaqineeynaa variableka arrow.

now waxaan u baahanahay inaan qeexno x iyo y.

let is do that
var arrow= Object.create(sawirObject);
arrow.x=0;
arrow.y=168;
Beautiful: So now canvaska x iyo y ayaan qeexnay. Waxaan u baahanahay oo kaliya inaan ku lifaaqino xafidSawir.

So let's do that..
var arrow= Object.create(sawirObject);
arrow.x=0;
arrow.y=168;
xafidSawir.push(arrow);
Beautiful: Now waxaan suubinay arrow sawir anagoo ku lifaaqineeyno sawirObject. Kadibna waxaan ku xafidnay xafidSawir array.

so far soo good now.. Now lessonka soo socdo we are going to load the arrow image.
Inshallah! See bacdal jumca.

<<Previous Lesson

Re: LONG SERIES OF HTML5 GAMES: chapter1 part3

Posted: Fri May 22, 2015 3:50 pm
by afisoone
afisoone wrote:Waxeynoo joogtay sidee u xafidnaa sawirObject?
-----------------------------------------------------------------------------------
ok. Su'aashaas intaan ka jawaabin aan u wacan canvaska iyo iyo meesha sawirka.
var canvaska=document.querySelector("canvas");
var meeshaSawirka=canvaska.getContext("2d");
Now What: Hadaba jawaabtii sideen u xafidnaa waa inaan suubisano an array no xafido sawirkasto aan ku lifaaaqineeyno sawirObject.Ok

-------------------------------------------------------
So hada waxaan suubisaneena variable xafidSawir kasoo ahaan doono array.

var xafidSawir=[];


beautiful: Hada waxaan suubisaneena sawirkii aan rabno inaan ku lifaaqino canvaska. ok.

let is create sawirkaas.
var arrow= Object.create(sawirObject);
Wait minute: What has just happened? Let me explain it. We are copying objectigii sawirObject anagoo ku lifaaqineeynaa variableka arrow.

now waxaan u baahanahay inaan qeexno x iyo y.

let is do that
var arrow= Object.create(sawirObject);
arrow.x=0;
arrow.y=168;
Beautiful: So now canvaska x iyo y ayaan qeexnay. Waxaan u baahanahay oo kaliya inaan ku lifaaqino xafidSawir.

So let's do that..
var arrow= Object.create(sawirObject);
arrow.x=0;
arrow.y=168;
xafidSawir.push(arrow);
Beautiful: Now waxaan suubinay arrow sawir anagoo ku lifaaqineeyno sawirObject. Kadibna waxaan ku xafidnay xafidSawir array.

so far soo good now.. Now lessonka soo socdo we are going to load the arrow image.
Inshallah! See bacdal jumca.

Please make sure.. You type canvaska instead of cavaska... That is typo.. Remember variable waxaan u bixinay canvaska...
<<Previous Lesson