I been reading confusing news about the IC reaction towards SL elections postpondments and its effect on the region but what I can't understand what is the relation between our election to that of Somalia's election set on 2016...!!
Below is a news about Nicholas kay response on SL elections delay.
Nicholas Kay Oo U Gudbiyay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Qodob Kashifay Dabino Loo Maleegaayay Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland.
(SLT-New-York) Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya, Mr. Nicholas Kay, aya warqad uu u gudbiyay,U.N. Secretary General Ban Ki-moon, oo uu kaga waramaayay xaalada dalka Soomaaliya, wuxu ku daray laba qodob oo ka hadlaaya Waddanka Somaliland, labadan qodob ee uu Nicholas Kay ku daray warqadiisa aya mid kamid ahi wuxu ka shifay dabino si qarsoon loogu maleegayay qadiyada Jamhuuriyadda Somaliland.
Mr. Nicholas Kay, oo ka hadlaayay dhibaatooyinka ay keeni karaan dibudhac ku yimaada qabsoomida doorshooyinka Somaliland, wuxuu ku soo koobay laba dhibaato ku waas oo kala ah ayuu yidhi.
1. Dibudhaca Doorashada Somaliland wuxu si cad dib ugu riixaya higsigi aha in doorasho guud ka qabsoonto dalka Soomaaliya.
2. Sidookale dibudhaca doorashooyinka Somaliland waxay keeni karaan xaalad murug sanaan gudaha Somaliland ah, maadaama ay kala qaybsan yihiin Xisbiyadu.
Labadaas qodob ayuu Nicholas Key kaga daray warqadii uu u gudbiyay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana sida laga arki karo uu qodobka 1-aad si weyn daaha uga qaadaya dabinka qarsoon ee qodobkaasi ku keenayo Qadiyada shacabka Somaliland muddada dheer u soo halgamayeen oo ah dal gaara oo ka madax banaan Soomaliya.
Somalilandtoday/Hargaysa/Office.
contact@somalilandtoday.com
http://somalilandtoday.com/nicholas-kay ... omaliland/
------------
Somaliland Response.
what is the relation between elections in SL and Somalia..?!
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: what is the relation between elections in SL and Somalia..?!
Somaliland is still part of somalia. and elections in Somaliland ar seen as regional elections whit in somalia.. Somaliland elections is the like forplay for the big whole somalia elections. .
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: what is the relation between elections in SL and Somalia..?!
DR-YALAXOOW wrote:Somaliland is still part of somalia. and elections in Somaliland ar seen as regional elections whit in somalia.. Somaliland elections is the like forplay for the big whole somalia elections. .

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 398 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 0 Replies
- 511 Views
-
Last post by newsbot
-
- 10 Replies
- 1947 Views
-
Last post by udun
-
- 7 Replies
- 707 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 12 Replies
- 780 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 4 Replies
- 579 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 327 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 8 Replies
- 666 Views
-
Last post by jayalism
-
- 4 Replies
- 382 Views
-
Last post by Advo
-
- 16 Replies
- 1357 Views
-
Last post by zidane88