http://puntlandi.com/raiisul-wasaare-cu ... ir-caynte/
Jubbaland's response ( see #7):

Dowladda Puntland oo beenisay Sahan Qiyaaseedka Muqdisho, soona bandhigtay tiro koobka shacabkeeda
http://puntlandi.com/dowladda-puntland- ... federalka/Wasiirku wuxuu cadeeyay inay horey ugu gudbiyeen wasaaradda qorshaynta ee dowladda federalka in natiijada ay soo wadaan aysan ahayn mid sax ah oo ka turjumaysa tirokoobka rasmiga ee shacabka Soomaaliyeed islamarkaana ay ku jiraan qaladaad badan oo u baahan in la saxo.
Waxaa kale oo uu wasiirku sheegay inay hay’ada Qaramada Midoobay ee qaabilsan tirokoobka UNFPA ay kula heshiiyeeen in dib u eegis lagu sameeyo sahanka lagu sameeyay tirada dadka Soomaaliyeed, laakiin wuxuuu sheegay inuu arintaan ku deg degay wasiirka qorshaynta Soomaaliya Caynte.
Waxaan isku raacnay in guddiga Puntland ugu xilsaaran arintaan iyo hay’adda UNFPA ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan tirokoobka ay ku kulmaan magaalada Entebbe ee dalka Uganda si loo saxo qaladaadka jira, laakiin nasiib darro dowladda federalku way ku deg degtay inay ku dhawaaqdo sahan qaldan“ ayuu yiri Cali Axmed Faatax.
Like I said, Aynte and co. published information from one version of a rejected UNFPA population estimate that was not released to the public and was still under revision.

