waxaan is kasoonaa koo caadi ah oo dhib iyo nafac na dhex marin
laakin ixtiraam leh
Ma isko furfurnaan jirin waliba dhankiisa
Bas asxaab aa naga dhaxeesay
Ninkii aa shaley igo soo booday!
Waxaan u sheegey inasn meel usocdo
Wuxoo yiri anaa si fiican u aqaan, nakeen!
Waa yaa banaa
Maanta gurigoo ila joogey ilaa caawa!
Wuxoo ii sheegey mashaakil ko furmay!
Got it! malaha maroo ii baahnaan doonaa
