Faysal Waraabe daawan mayno, isagoo maalin walba Beeshayda Daarood Caynaya”
Posted: Wed Jun 03, 2015 9:26 am
by THE_TRUTH1
aawo Video “Faysal Waraabe daawan mayno, isagoo maalin walba Beeshayda Daarood Caynaya” Xildhibaan ka Quus dhigay maamulka S/land “Shir Jaraa’id
Jun 2, 2015 - 224 Aragtiyood
Hargeisa (Kalshaale) Xubin ka mid ah xubnaha golaha wakiilada ee maamulka Hargeysa laguna magacaabo Cabdiqaadir Jaamac Xaamud, kana soo jeeda deegaanka Sanaag isla markaana u dhashay degmada Laasqoray oo ka mid ah xubnaha ka hawlgala magaalada Hargeysa ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay arrimo aad looga argagaxay oo tilmaamaya yasida iyo qaabka loola dhaqamo ee qabyaaladeynsa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xubintan oo shir jara’id ku qabtay xarunta lagu magacaabo Golaha wakiilada ee maamulka Hargeysa ayaa sheegay in qaab qabyaaladeysan safaro looga reebay , laguna yidhi adigu Daarood ayaad tahay ee nin habarjeclaa ku baxaya fiidaha, siminaarka Adis Ababana ka qayb galaya.
Xubintan ayaa sheegtay in Faysal Cali Waraabe u hanjabay, oo uu ku tilmaamay wiil yar oo badhan ka soo orday isla markana aanu ugu talinayn hargeysa, xubintan oo cadho ka muuqato ayaa yidhi tolkay ilaa Koonfur ayuu taxan yahay, waana lagu kala tagayaa hargeysa, hasa yeeshee wuxuu sheegay in aanu Hargeysa ka tagayn ee uu Hargeysa faysal Cali Wraabe Iskaga celinayo.
war ninkii ceero sawkan af soomaaligii bartay. Waa macalinkaygii taariikhda iyo Juquraafica ee sheekh Bashiir 1996 when I was standard 6. We used to call him Ceero because he was from Ceerigaabo and back then he used to have one of the funniest and thickest reer bari accent, we used laugh whenever he opens his mouth. 1997kii ayuu adeerkii oo baarlamaanka ku jiraa dhintay, dabadeednaa isagaa booskiisii lagu badalay, markaasaa noogu danbaysay. Macalin maskiin ah ayuu ahaan jiray, even kids used to bully him. Now, though I don't agree his explicit qabiil talk, I support him expose corruption and nepotism in the system
Warabe is a cool guy, but
he doesn't know how to be diplomatic
or when to shut his mouth. Ain't no wonder
he didn't win before, like most SL politicians,
he desperately needs a course in public speaking and PR.
garad13 wrote:War kan doqon ka ah macalinimadiisa ha iskaga noqdo
This guy is way too emotional for Somali politics
Faisal ina Hyena can talk all the shit he wants, he's not getting a single darood vote either way...
You guys vote? Last time I checked your Darods were looting Isaac box ballots turning it into photo sensation----like the dude from God Must Be Crazy when he saw the coke bottle
You either busy looting or blowing each others up but admit we cleaned Las Anod up----no more Darods bombing each others.
For a some one who lived hargeisa as long as he does. he is too emotional. "Hargeisa laygu talin maayo" is the general anthem of reer hargeisa to intimidate the powerful reer bari elites. Weliba habarjeclada waxay marwalba xasuusiyaan inaanay meeshu yiroowe ahayn. kkkk nacaskan warsangeli wixii soo xanbaaray ha dejiyaan next year.
Unlike samarons the Harti have no voting power. its the main reason they are less powerfull compare to the other clans. In somaliland and other democratic countries. those who vote the most are the actual decision makers. If you don't vote you have no voice !