this shows how powerfull leader he is.
Moderator: Moderators
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
this shows how powerfull leader he is.
SALEEBAAN GAAL !
He is ollder than silanyo but he is still capable to rule his house with iron fist while silanyo is over shadowed by xirsi gaab. watch from 3:28 one of his house members shouted blA BLA BL, SALEEBAN ORDRED TO SHUT THE PHUK UP ' waar shadhaab, aamus fadhiiso'' this is like his maqaaxi. if vhe go further to defend his decision he is actually able to kick out of the president himself.
He is ollder than silanyo but he is still capable to rule his house with iron fist while silanyo is over shadowed by xirsi gaab. watch from 3:28 one of his house members shouted blA BLA BL, SALEEBAN ORDRED TO SHUT THE PHUK UP ' waar shadhaab, aamus fadhiiso'' this is like his maqaaxi. if vhe go further to defend his decision he is actually able to kick out of the president himself.
Re: this shows how powerfull leader he is.
Maad tiraahdid ninyahow ninku waa nin Nuux Maxamed ah oo sababtaasaan u taageerayaa inkastoo adiga fari kugu godan tahay oo lagu cadayn waayey inaad reerka tahay? 
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: this shows how powerfull leader he is.
Nuux Maxamad, Aadan Maxamad iyo Yeesif Maxamad miyaad kala taqaanaa? Kani HJ ayaabu kala bartay cajab dheh.gegiroor wrote:Maad tiraahdid ninyahow ninku waa nin Nuux Maxamed ah oo sababtaasaan u taageerayaa inkastoo adiga fari kugu godan tahay oo lagu cadayn waayey inaad reerka tahay?
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: this shows how powerfull leader he is.
ma nuux maxamed abokor jibriil ? nuuxaas markan abtirsiintayda boobsiiyo uunbaan xasuustaa waa iska dhexyaal ,qabiil magacii maaha. kkkk. Saleban xiniinyihiisuu weligiiba ku socday anagu maanu saarin kursiga. laakiin siilaanyo weligiiba shicibka isaaq buu wax ku ahaa ilaa SNM tii. Silanyo hadaan iidoorku u guulwadayn oo aanay libaax sanka taabe ka dhigin bisad maaha. walaahi xitaa mucaaridka Somaliland ayaa ilaahay u sakhiray oo marwalba sharaftiisa dhowra. faysal cali waraabe oo isaaq ugu afxun maalintuu silanyo uf iyo akhas ku waashay umuu jawaabin. war anigu odayga waxba odhan maayuu yidhi. xitaa khudbada uu jeedinayo hadaan xirsi usoo qorin cukuusena u higaadin ma akhrin karo, ilaahay bay katahay. thats not the kind of leader we need next 5 years. waan uga mahadnaqaynaa wuxu dalkiisa u qabtay ee wanaaga laakiin waxaanu jeclaan lahayn inuu si fiican oo aanu weliba kusii ammaano uu u retire garoowo.
Re: this shows how powerfull leader he is.
War Yusuf 'Jikaar' 'hurdo kordhinta' odayga u daa, saleebaan gaal hawl ilmadeernimo wacan bu qabtaytheyuusuf143 wrote:ma nuux maxamed abokor jibriil ? nuuxaas markan abtirsiintayda boobsiiyo uunbaan xasuustaa waa iska dhexyaal ,qabiil magacii maaha. kkkk. Saleban xiniinyihiisuu weligiiba ku socday anagu maanu saarin kursiga. laakiin siilaanyo weligiiba shicibka isaaq buu wax ku ahaa ilaa SNM tii. Silanyo hadaan iidoorku u guulwadayn oo aanay libaax sanka taabe ka dhigin bisad maaha. walaahi xitaa mucaaridka Somaliland ayaa ilaahay u sakhiray oo marwalba sharaftiisa dhowra. faysal cali waraabe oo isaaq ugu afxun maalintuu silanyo uf iyo akhas ku waashay umuu jawaabin. war anigu odayga waxba odhan maayuu yidhi. xitaa khudbada uu jeedinayo hadaan xirsi usoo qorin cukuusena u higaadin ma akhrin karo, ilaahay bay katahay. thats not the kind of leader we need next 5 years. waan uga mahadnaqaynaa wuxu dalkiisa u qabtay ee wanaaga laakiin waxaanu jeclaan lahayn inuu si fiican oo aanu weliba kusii ammaano uu u retire garoowo.

Re: this shows how powerfull leader he is.
Not only that, but I know Nuux and Yeesif waa isku bah. I am a hard-core traditionalist.KingWaslawi wrote:Nuux Maxamad, Aadan Maxamad iyo Yeesif Maxamad miyaad kala taqaanaa? Kani HJ ayaabu kala bartay cajab dheh.gegiroor wrote:Maad tiraahdid ninyahow ninku waa nin Nuux Maxamed ah oo sababtaasaan u taageerayaa inkastoo adiga fari kugu godan tahay oo lagu cadayn waayey inaad reerka tahay?
- 26June1960
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1400
- Joined: Mon Mar 30, 2015 1:28 am
Re: this shows how powerfull leader he is.
Gegiroor, don't you guys border the Muuse Abokar? How do you know the different subclans of the Maxamed Abokar? 
Re: this shows how powerfull leader he is.
None of the tribal warlords have any power. They mean something only to people with tribal mentality.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: this shows how powerfull leader he is.
Waxan dhegaystay khubaro badan oo sharciga Somaliland ku xeeldheer dhamaantoodna waxay isku raaceen in Sharciyan go,aanka guurtidu saxyahay laakiin xalku ku jiro heshiiska asxaabta. Si hadaba xeegana xeego u noqoto ilkana u nabad galaan Maxkamada sare uunbaa arinta furfuri karta.garad13 wrote:War Yusuf 'Jikaar' 'hurdo kordhinta' odayga u daa, saleebaan gaal hawl ilmadeernimo wacan bu qabtaytheyuusuf143 wrote:ma nuux maxamed abokor jibriil ? nuuxaas markan abtirsiintayda boobsiiyo uunbaan xasuustaa waa iska dhexyaal ,qabiil magacii maaha. kkkk. Saleban xiniinyihiisuu weligiiba ku socday anagu maanu saarin kursiga. laakiin siilaanyo weligiiba shicibka isaaq buu wax ku ahaa ilaa SNM tii. Silanyo hadaan iidoorku u guulwadayn oo aanay libaax sanka taabe ka dhigin bisad maaha. walaahi xitaa mucaaridka Somaliland ayaa ilaahay u sakhiray oo marwalba sharaftiisa dhowra. faysal cali waraabe oo isaaq ugu afxun maalintuu silanyo uf iyo akhas ku waashay umuu jawaabin. war anigu odayga waxba odhan maayuu yidhi. xitaa khudbada uu jeedinayo hadaan xirsi usoo qorin cukuusena u higaadin ma akhrin karo, ilaahay bay katahay. thats not the kind of leader we need next 5 years. waan uga mahadnaqaynaa wuxu dalkiisa u qabtay ee wanaaga laakiin waxaanu jeclaan lahayn inuu si fiican oo aanu weliba kusii ammaano uu u retire garoowo.
Saleban hadii indho qabiil lagu eego oo ay u muuqato inu si badheedha silanyo ugu kordhinayo . ama hadii indho sharci lagu eego oo ay u muuqato inuu sharciga ku adkaysanayo isagoo og in shakhsiyan lagu dhaliili doono nin inaderkii u eexaynaya weliba dalku khalkhal geli karo. labada dhan kaad ka istaagta wuxu iigu muuqd nin calool adag. silaanyo haduu xaaladan oo kale la derso guddi buu u saari lahaa Si uu eedeeda isaga fogeeyo. kkkk
-
TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3556
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Re: this shows how powerfull leader he is.
Saleeban done jack all for his home region. ninkaa waan ku yara sanifay.
- skywalker25
- SomaliNet Super

- Posts: 5456
- Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
- Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''
Re: this shows how powerfull leader he is.
This guy should have been head of Kulmiye and president, instead of Silanyo
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: this shows how powerfull leader he is.
When he dies we want our kursi back.. Sh c/rahman sh yusuf sh madar baa kursiga loo ceelin 

Re: this shows how powerfull leader he is.
Inabti meel maaha guurtida hadaad madaaxa qolka shirarka gelisid khaati billahi baad ka istaagaysa odayaasha dhuusodood iyo gaaskaAishah wrote:When he dies we want our kursi back.. Sh c/rahman sh yusuf sh madar baa kursiga loo ceelin
Re: this shows how powerfull leader he is.
Saleban Adam Mahmoud (saleban gaal) was Guulwade during Kacankii 1969-1991
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 786 Views
-
Last post by nine
-
- 22 Replies
- 2704 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 6 Replies
- 489 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 4 Replies
- 443 Views
-
Last post by kambuli
-
- 25 Replies
- 2917 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 2 Replies
- 312 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 3 Replies
- 766 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 3 Replies
- 597 Views
-
Last post by Hyperactive
