Maxa laysku haysta
Moderator: Moderators
Maxa laysku haysta
Madaxda , odayaasha amd indheer garadku rajo ma leh wadankana cid u talisa oo wadanka nabad kusoo dabaasha , umada walaalaysa lama hayo , waxaynu dabada ka wadna qabiil iyo Kansar , anaga reer hebel ah anaga deganka u badan oo maamulayna waligeed ma dhamanayso , war belaayadii iyo Jinigii raba ha maamulo ama ka taliyo ee is qabqaabshada aan iska dhaafno , intan isku jeednay ba dadkeeni in gaajo u dhimata , in xeryo qaxooti kujira iyo in Bad ku harqada , hada tussalo u soo qaado J/hoose , Kismaayo , war xiligii dagaalku wa dhamaaday ee dhulka iyo barwaaqadu inaka badan , ee aan nabad iyo nidaam soo celino , oo maamulka hada jira garab istaagno , ilayn wuxu wa maamul e nabada ba ka muhiimsan , koleyba asagu wa tegaya oo kuwa kala ka dameyn e , maamulkuna ilahay ha ka baqo oo umada ha u xaqsooro ee yuusan noqon mid xoog iyo khasab wax ku maquuniya , ee wa inuu soo dhoweeyo , qof kasta ama koox kasta oo xaq daro sheeganaysa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 260 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 371 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 18 Replies
- 2852 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 7 Replies
- 867 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 0 Replies
- 614 Views
-
Last post by Jabuutawi
-
- 2 Replies
- 817 Views
-
Last post by Libah86
-
- 9 Replies
- 1529 Views
-
Last post by Lillaahiya
-
- 51 Replies
- 5261 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 13 Replies
- 2033 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 5 Replies
- 649 Views
-
Last post by IRONm@N
