Page 1 of 1
Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 3:16 pm
by VeiledGarbasar
Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 3:44 pm
by xaliye123
Yah. Maxaad ka wadaa kuma fahmine.
Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 3:48 pm
by salool
Odaygu muxu gadhka cad xino isaga marin waayey.
Salaam warsan.

Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 3:49 pm
by xaliye123
Salool. Gadhku inuu cashyahay iyo inuu cadyahay iyamaa qurxoon.
Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 3:56 pm
by salool
Xaliye, runtii waxa ugu qurux badan gadhka madow laakin marba haday ciro cadaysay, casaanka aya cadaanka dhaama.
Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 3:56 pm
by LeJusticier
Ciradu waa nature waana qurux.
I can't stand dad madaw ee xinaha marsada. Waxay iila ekaadaan
http://s273.photobucket.com/user/7diese ... 0.jpg.html
Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 3:57 pm
by VeiledGarbasar
salool wrote:Odaygu muxu gadhka cad xino isaga marin waayey.
Salaam warsan.

Ii wrn xilwa?
Sanaadkan I'm going to be fasting in London. Ilahaay noo sahal. Iyo reer Europe dhan. Lol
I don't think he likes that. Laakin this look waaba eye catching.

Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 4:00 pm
by VeiledGarbasar
xaliye123 wrote:Yah. Maxaad ka wadaa kuma fahmine.
Waxbo Kama wado, ee uun ninka barlamaanka soomaliya xukuma aa idin tuusa.

Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 4:03 pm
by salool
Alxamdulilah walaal waan fiicanhey.Sanadkan ilaahy ha ino sahlo, siiba dadka daciifka ah ee waayeelka.
Inshallah khayr.Afurka ka bacdi dawo dacart ka jabisa ku dhufu.losec is my best friend.

Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 4:08 pm
by xaliye123
Cirradu ma folxumaa xorta?
Salool waan ku gartay lakin dadku isku wada dookh ma aha e lasocda. Hadda mudane Jawaari waxaa laga yaaba inuu isagu sidaan ka jecelyahay.
Gadhka marka la casaysto iyo xitaa timaha sareba waa intayna bosh cadaad ah noqon oo yare madowgu ku jiro, lakin mar haday wada cadaato waa la sii cadeyaa uun.
Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 4:19 pm
by VeiledGarbasar
salool wrote:Alxamdulilah walaal waan fiicanhey.Sanadkan ilaahy ha ino sahlo, siiba dadka daciifka ah ee waayeelka.
Inshallah khayr.Afurka ka bacdi dawo dacart ka jabisa ku dhufu.losec is my best friend.

InshaAllah
Walle taas waa aqali
Amiin.
Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 4:19 pm
by salool
Xaliye, anigo foolxumo ayaan oo arka.Xita Nabigena csw aya dhibsan jiray dadka timaha cad.Waa la isk habeeya bahasha.
laakin qof kasta waa dookhi.
Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 4:23 pm
by xaliye123
Gabdhyahay xeerka 36:aad ee qaranka somaliyeed ayaad jebise, waxaana barlamaanka sharaftale ka codsanayaa in Mooshin laga keeno Veiledgarbasa.
Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 4:24 pm
by VeiledGarbasar
Salool,
I am now imagining him with dark brown hair and beard?
Xaliye,

Re: Si kalaa mahaan.....Sidaan lee waa.
Posted: Thu Jun 11, 2015 4:28 pm
by xaliye123
Salool ma iga hubtaa inuu nebigeeni suubanaa (scw) dhibsan jiray?
Horta aniga ima soo gaadhin bahashu, lakii anigu ciro foolxumo uma arko,,, gabow haa lakin foolxumo maya.
Casaan iyo cadaan sow isla meeshu uun ma aha. Waa mid la qariyay iyo mid u badheedhay sida Mudane Jawaari oo kale.