Page 1 of 1

Halyeey Cabdi Xasan Cawaale

Posted: Sun Jun 21, 2015 2:47 pm
by AbdiWahab252
“Waxaa la yiri wareebihii la teg bertay laga dhig waa u ceeb, Puntland Dawlada federalkay baadaa, waxay baadaa madaxda qaranka madaxda qarankaa loo caga jugleeyaa madaxda qarankaa maalin walba wax aan xaq ahayn laga saxiixaa marka tiiyoo kalaa nalaga rabaa”, ayuu yiri Cabdi Qaybdiid

http://www.codkamudug.com/dhagayso-mada ... -puntland/

The last of the real Madarkicis. :clap:

Re: Halyeey Cabdi Xasan Cawaale

Posted: Sun Jun 21, 2015 2:54 pm
by GIJaamac
Halyeey kulahaa. Isku xishoow niyow. This nigga is far from halyeey. More like pu$$y who can only talk tough.

Re: Halyeey Cabdi Xasan Cawaale

Posted: Sun Jun 21, 2015 3:00 pm
by AbdiWahab252
Xiinow Al Mozambiquawi, do you not realize it is Ramadan?

Re: Halyeey Cabdi Xasan Cawaale

Posted: Sun Jun 21, 2015 5:35 pm
by TheblueNwhite
AW
Odeyga waxaa isbaaro u dhigtey odeyaasha Sacad ee Gaalkacyo. Airport ka canshuurta laga qaado ayaa lagu heshiinwaayey.

Wax ma dhiibaayo adeerkaa. Too bad.

Re: Halyeey Cabdi Xasan Cawaale

Posted: Sun Jun 21, 2015 5:42 pm
by LeJusticier
GIJaamac wrote:Halyeey kulahaa. Isku xishoow niyow. This nigga is far from halyeey. More like pu$$y who can only talk tough.

Redeyed HG cannot be called Pu$$y. Xaal bixi musanbiigi yahaw.

HG is the only Somaili family who to tell their fear to kiss their a$$

Re: Halyeey Cabdi Xasan Cawaale

Posted: Wed Jun 24, 2015 11:43 am
by Somaliman%
AbdiWahab252 wrote:“Waxaa la yiri wareebihii la teg bertay laga dhig waa u ceeb, Puntland Dawlada federalkay baadaa, waxay baadaa madaxda qaranka madaxda qarankaa loo caga jugleeyaa madaxda qarankaa maalin walba wax aan xaq ahayn laga saxiixaa marka tiiyoo kalaa nalaga rabaa”, ayuu yiri Cabdi Qaybdiid

http://www.codkamudug.com/dhagayso-mada ... -puntland/

The last of the real Madarkicis. :clap:
Halyeeey lol more like coward he has nightmares of PL...

Re: Halyeey Cabdi Xasan Cawaale

Posted: Thu Jun 25, 2015 1:30 am
by BlackRain
^ Give credit and stop the xaqiraad. Abdi Hassan is seasoned warrior and he even defeated the late Aydiid and almost every other clan in South Somalia. But time is catching up with him so he need to retire.